Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's TFG defense Minister we are building Military hospitals

Recommended Posts

Wasiirka Gaashaandhigga: Ciidammada mushaaraadlkooda si joogto ah ayeey u qaadanayaan

images?q=tbn:ANd9GcSGlPceX9kn2kTZabrEDhX

Published on April 13, 2012

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado qorsho lagu joogteenayo Mushaaraadka ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana lagu dhisayo goobo caafimaad oo u gaar ah Ciidammada.

 

Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya mudane Xuseen Carrab Ciise isaga oo ku sugan dalka Ethiopia warreysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa uu uga qeyb gallay shir ballaaran oo looga halay arrimaha Military-ga iyo howlgallada ka socda Soomaaliya, isagoo sheegay in shirkaasi ay ka soo baxeen qodobo wax ku owl ah.

 

Wasiirka Difaaca ayaa tilmaamay in qodobada shirka ka soo baxay ay ugu waa weyn yihiin, sidii ciidammada Military-ga Soomaaliya loogu helli lahaa xerooyin gaar ah isla markaana Qalabbeysan, waxa uu xusay in dalalka shirka ka soo qeyb gallan ay si wadajir isugu raaceen xoojinta ciidammada Military-ga Soomaaliya, si ay u illaaliyaan nabadgalyada dalka.

 

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in ciidammada Military-ga Mushaaraadkooda si joogto ah u qaadan doonaan, haddana ay u qaataan, isagoo carrab ku dhuftay in wasaaradda Gaashaandhigga ay illaalineyso sharafta iyo xaquuqda ciidammada Military-ga ee u taagan Difaaca sharafta dhulleed ee dalkeenna.

 

Mudane Xuseen Carrab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay in ay wadaan ololle ku aadan in Isbitaallo gaar u ah ciidammada Military-ga loo hello, si joogto ahna u shaqeynaya, “dalalka Afrika hadda waxaa ka go’an in Soomaaliya ay hesho ciidan xooggan oo awoodda dalka si buuxda u maamulla” ayuu yiri Xuseen Carrab Ciise.

 

Ugu dambeyntii waxa uu hoosta ka xariiqay in dalal badan ay u bandhiggeen, sidii Mushaaraad loogu helli lahaa saraakiisha horre ee ciidammada Xoogga dalka ee hadda howlgabka ah, arrintaasi ay meel wanaagsan u gaartay, isla markaana uu rajeynayo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgaliy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir anigu ciidna ma tageersani wax aan tageersanay ba iska yar wa warki jira uun baan so tabiya ama qaado ama ha qadaan anigu xita beel ma lihi naftayda ayaan la beel ahay oo kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;818199 wrote:
Shinbir anigu ciidna ma tageersani wax aan tageersanay ba iska yar wa warki jira uun baan so tabiya ama qaado ama ha qadaan anigu xita beel ma lihi naftayda ayaan la beel ahay oo kaliya.

Liar! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ceeb waryaa qof weyn waliga Liar lugu mayidha

 

 

Shinbirow igu hale anigu ila xamar meel ay wax ka dhacan ila gees ka gees Horn of Africa waan ka so tabiya eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

The missing block is backkkkk. somalia barwaaqo ayee ka dhigiyaan. It's a matter of time before they sing again for Qaranka. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;818212 wrote:
He's from Somaliland, he build foreign relations.

 

One of the most competent men ever in Somalia.

I thought the guy was from Bay and Bakool?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shinbir Majabe;818197 wrote:
Xaaji Xunjdhguf, masuul walbo oo beesha ah waad taageersan tahay ha ahaado TFG, Shabab ama Somalidiidland..
:D

loool....Halla yaabin SOL baa sidaas iska noqotayba soo maahan...Look at most of topics dadka billaabay iyo kuwa ka hadlaya....XX ku gaar ma ahan laakiin waxaan kugu raacsanahay isaga waxaa la yaab ah regardless of fikirkooda wuu soo bandhigayaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this