Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland

Recommended Posts

War deg deg ah: Xasan Dahir Aweys oo Diyaarad ka qaaday Ceel Axmedkana degtey Puntland

 

Hogaamiyaha dhuumaaleeysiga ku jira ee Xasan Dahir Aweys ayey Diyaarad ka qaaday Saakay Garoonka Ceel Axmed ee Gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waajidpress u xaqiijiyeen ila wareedyo muhiima. Xasan Dahir Aweys oo ay wehliyeen Saraakiil badan oo Somalia ayaan la ogeyn halka uu ku wajahan yahay hasse yeeshee waxaa la xaqiijiyay in diyaarada qaaday ay leedahay Shirkadda Blue band ee Dalka Kenya laga leeyahay. Qaar ka mida horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa sheegay in Xasan Dahir Aweys iyo Saraakiisha la socotay ka degeen buuraleeyda Golis ee Puntland. Buuraleeyda Golis waa Istaraatiiji uu si weyn u yaqaan Xasan Dahir Aweys waxaana la rumeeysan yahay inuu gabaad ka dhigan karo. Gelitaanka Xasan Dahir Aweys galay Buuraleeyda Golis ee Puntland, waxaa hubaala in Dagaalkii Koofurta Somalia ee Alqaacida u wareegay Puntland iyo Somaliland. Hogaamiyaha isla weynida lagu sifeeyo ee Cabdi Raxmaan Faroole oo mudo ku dhaaranayay inuu ka adkaan doono dagaalyahanada Alqaacida ayey dad badan rumeeysan yihiin in Godkiisa Biyaha ugu galeen.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

total garbage nothing is happening in puntland except a new era being born a democratic puntland with functioning multi-parties

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Simbir majabe, ma waxay kula tahay Sh. Dhexe, Sh. Hoose, Jubada dhexe, Jubada Hoose oy si buuxda u heystaan intuu ka cararo ayuu PL u cararay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir my cities i have no cities i left Somalia 22 years ago lacagtan shaqeysto tax ba gurta all i want to retire soon and go back Home markasan cities leeyahay.Hadaan joogi laha wax kale ahaan lahayd as For Amiirku that man is going Globally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Dahir Aweys iyo Saraakiisha la socotay ka degeen buuraleeyda Golis ee Puntland.

This news smells fishy, how did they land in Golis mountains, by helicopter?

 

Rubbish!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;818206 wrote:
Simbir majabe, ma waxay kula tahay Sh. Dhexe, Sh. Hoose, Jubada dhexe, Jubada Hoose oy si buuxda u heystaan intuu ka cararo ayuu PL u cararay?.

Maadeey, hadalkaaga logic ayuu ahaan lahaa bilo ka hor.. laakiin sida Bay, Bakool, Gedo, Banaadir iyo Galgaduud loogaga qabsaday waqti yar gudaheed ayaa kuu sheegeysa in gobolada u hartayna waqti badan qaadanayn..

 

Midda kale PL inuu u cararo sababo badan ayaa keeni karto:

 

1. PL waa against Somali oo kaliya, (no Ethiopians, Uganda and Burundi).

2. Galgalo waa meel buuraleey ah oo dhib badan sida looga bixiyo. (South ku ma lahan meel buuraleey ah).

3. Xasan Daahir waa yaqaan sida looga dagaalamo bariga Soomaaliya :D

4. Southka waxaa saaran cadaadis badan oo dhici karto mar dhaw in gabi ahaanba faarujiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;818209 wrote:
Shinbir my cities i have no cities i left Somalia 22 years ago lacagtan shaqeysto tax ba gurta all i want to retire soon and go back Home markasan cities leeyahay.Hadaan joogi laha wax kale ahaan lahayd as For Amiirku that man is going Globally.

I thought inaad tahay Oday ga cidda, oo aad ka naxaysid haddii Shabaab dhib gaarsiiyo reerihi.. laakiin ma waxaa ileedahay "kalama jecli haddii shabaab qabsado SL". kaama fileen xaajiga sidaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;818202 wrote:
Dr Osman ha deg degin they just arrived they need to feel at home first:D

Wax lagu farxo ma aha...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this