Sign in to follow this  
Saalax

Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia

Recommended Posts

Showqi   

Carafaat;818253 wrote:
Al Shabaab wee u dhamatay walee. Desperation ayaa u geeyay Bari.

Taas ayaa run ah Carafaat. Al-Shabaab waa naf la caari. Right now they are fighting: TFG, AMISOM, Ethiopians, Kenyans, and they are unable to recruit new soldiers. Hadii ay magaalooyinka ay ku jiraan ka baxaan oo ay Bari iyo buuraha Golis qabtaan go'doon ayey noqon doonaad oo xabad xabad ayaa loo ugaadhsan doonaa. Waliba reer miyiga ayaa dagaalka ka qaybgali doona (Hilib bilaash ah oo la siin doona ma jiro).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;818181 wrote:
:D
They will be defeated inshallah, just like in 1992.

I hope so. You have to know though that this time it is Al-Qaeda iyo Al-Shabaab that we are dealing with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;818180 wrote:
Siad barre barkado ayuu sumeyn jiray laakin Carafaadow adeer nimankan Shabaab waxay raban inay ku jannoh tagan reer Budhlayn wa arin kale waleh.

Marka laga reebo qaabka degaanku u samaysan yahay ee ah mid u sahlaya inay ku dhuuntaan maadaama ay noqon karto Toora--Boorahii Soomaaliya haddana nimankaan meesha sababo kale bay u aadeen. They always try inay la xirtaan qabaa'illada aan jagooyin fiican ka haysan dowladda oo noqon kara kuwo ku kacsan una arka Al-Shabaab inay alternative maamul yihiin maaddaama siday u arkaan dowladdu baahidooda dayacday. They did that in the South

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;818260 wrote:
I hope so. You have to know that this time it is Al-Qaeda iyo Al-Shabaab that we are dealing with.

you mean the same al- qaeda that were chased from various parts around the world:confused: these idi@ts will be defeated worst than in south and central somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan;818261 wrote:
Marka laga reebo qaabka degaanku u samaysan yahay ee ah mid u sahlaya inay ku dhuuntaan maadaama ay noqon karto Toora--Boorahii Soomaaliya haddana nimankaan meesha sababo kale bay u aadeen. They always try inay la xirtaan qabaa'illada aan jagooyin fiican ka haysan dowladda oo noqon kara kuwo ku kacsan una arka Al-Shabaab inay alternative maamul yihiin maaddaama siday u arkaan dowladdu baahidooda dayacday. They did that in the South

Al-Shabaab in ay dhiigyo cab yihiin, oo dhulkii ay tagaanba xoolaha iyo xaabada ka xaalufiyaan Soomaali oo dhan baa la socota. Maanta cid Al-Shabaab soo dhoweysanaysa oo sooryo siinaysa u maleyn maayo in ay jirto. Dhulkii jannada ahaa (Bay iyo Bakool) ee Geella iyo beeraha lahaaba sowkuwii soo xaalufiyey maaha.

 

Ps. hadii ay buuraha galaan they better expect more drone attacks from US.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ps. hadii ay buuraha galaan they better expect more drone attacks from US.

That only tells you, iney xaq ku taaganyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Showqi;818268 wrote:

 

Ps. hadii ay buuraha galaan they better expect more drone attacks from US.

Exactly, you are the only one to raise this point.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

wrote:
That only tells you, iney xaq ku taaganyihiin.

Dadka Soomaaliyeed ee tobon tobanka la'isugu qarxinaayo iyo boqolaalka gaajada iyo saxariirta ku dhimanaaya maalinwalba xaqoodii aawey!. Al-Shabaab hadii ay dagaalka joojin lahaayeen labo sanno ka hor. Dowlad Soomaaliyeed oo cadaalad ah wey dhismilaheyd maanta. Gaaladaan aad u jeedidna mar hore ayey isaga bixi lahaayeen wadankeena. Waxba yeynaan is xiijin. Al-Shabaab hubka iska dhiga oo dowlada wax ka dhisa ayaa laga la'yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not what you say; it is who you are :D , bura

 

burahadeer is a man on mission to destroy Puntland. His weapon negative posts on online forums :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this