Sign in to follow this  
Somalia

Mudug Elders Repudiate Fictional Reports (Audio)

Recommended Posts

Carafaat   

XX, Most of them oppose Faroole. Only some Somalilanders who they are related and Garowe Girl support him, inta kale daacad uma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Beelaha Mudug warkooda wa cadyahay!:

 

Beelaha Gobolka Mudug oo Ka Hadlay Muda-kororsiga Xukuumada Puntland [sawiro+Cod]

Updated:- 20 hours ago| 21 Commnets

 

Shir ay maanta yeesheen beelaha gobolka Mudug ayaa waxay kaga hadleen dastuurka iyo xil kororsiga xukuumada puntland .

 

Kulan ay yeesheen odayasha beelaha iyo haweenka gobolka oo dhawaantan ka socday magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu soo afmeeray magaalada Gaalkacyo

 

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay siyaasiyiin iyo aqonyahano ka soo jeeda gobolka Mudug kuwaas oo bayaan ka soo saaray muda-kororsiga xukuumada iyo arimaha dastuurka .

 

Dhagayso Bayaanka Beelaha Mudug

 

Bayaanka ay soo saareen beelaha gobolka Mudug ayaa waxaa lagu cadeeyay sida ay uga soo horjeedan muda-kororsiga xukuumada Puntland iyo ergada ansixinta dastuurka Puntland ee joogta magaalada Garoowe.

 

Sidoo kale beelaha shirkan maanta yeeshay ayaa ku baaqay in isimada puntland ay ka dhaadhiciyaan madaxweyne Faroole in uu xilka iskaga dago mudadiisa isla markaana uu isa soo sharaxo .

 

kulankan maanta ay yeeshen beelaha daga gobolka Mudug ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay magaalada Gaalkacyo ka socdaan shirar looga soo horjeedo xil-kororsiga xukuumada Puntland iyo qaabka loo ansixin doono dastuurka Puntland.

http://horseedmedia.net/2012/04/12/beelaha-gobolka-mudug-oo-ka-hadlay-muda-kororsiga-xukuumada-puntland-sawirocod/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

^^

 

That's what they (the elders) have repudiated. They added that it is a lie and they don't speak for the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Those are not the elders of Mudug, not every old man that speaks out is an elder.

 

When some of these men speak out, let us know.

 

c-9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this