wyre Posted April 14, 2012 Che, sawirka background ka u ah page-ka aad soo gelisay wexey aad iila ekaate marki aad Kenya Nairobi ka imaaneyso oo aad usoo socoto garissa, Masha allah Aad bey u qurux badantahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 14, 2012 Hurwaa carafaat Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 ^^ Naxar huriwaa aa wagaas baadiyo ee aheef aa filanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 15, 2012 Badiye iyo wax uu dow na ma aheen. I remember feeling like a giant on my visits to Madina houses though, more of saburb. Hodan seemed a little better but the houses were still smaller campered Huriwaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 lol just jooking laakin markii hore huriwaa meel baadiyo cml ee aheed, oo dowladda markii dhulka bixin jireen dadka waxee dhihii jireen waa fogtahay saasa looga bixiyay huriwaa waaloo huri waayay cml markii dambeetana waxaa loo bixiyay heliwaa markii meesha camirantay oo boosba laga waayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 15, 2012 Lol heliwaadan waxey tahay ban garanwayey. Huriwaa in laga hadlayo mar Dow ban ogaday lol. Wali wasn ka xanaqa mat Jan maqlo heliwaadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 ^^ lol heliwaa aaba ka qurxoon meel prestige leh cml haha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted April 15, 2012 Lol no thanks, hurwaa ba ila quxoon oo ah magaca rasmiga ah, I feel the same way about changing wardheegley magac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 15, 2012 Showqi, dabaal ma taqaan haddii xaalki xumaado:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 17, 2012 Abwaan, I learned how to swim when I was 8 or 9 years old (dabaasha caadiga ah, iyo waliba dabaal duud). Marka hadii ay doonta is geddiso I can swim back to the coast without no problem.. Quote Share this post Link to post Share on other sites