nuune Posted April 28, 2012 ^^ No that is not right, Gabbal cannot be held accountable, just wait, the prediction will come soon, after Arbaciina Leyla, waz-daaduu tisca Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted May 2, 2012 If you say so. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 13, 2012 Hoping there aren't any setbacks this time around, the fall of Baardheere is certainly on the horizon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 13, 2012 Gabbal;841535 wrote: Hoping there aren't any setbacks this time around, the fall of Baardheere is certainly on the horizon. war Horn ma hubaa this time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted June 13, 2012 What is that idiom about broken clocks? LOL, I kid of course. Mr. HornAfrique, good to see you are still around! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 17, 2012 Dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo Xarakada Al-shabaab oo ka socda duleedka degmada Baardheere Talaado, July 17, 2012 (HOL) http://hiiraan.com/news/2012/July/wararka_maanta17-18647.htm Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada DKMG ah iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka socda duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo dadka ku sugan degmadaas ay walaac ka muujinayaan dagaallada. Goobjoogayaal ku sugan degmada Baardheere ayaa HOL u sheegay in dagaalku uu yahay mid culus oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan hub kala duwan, kuwaasoo shanqartooda laga maqlayo gudaha degmadaas oo ka mid ah labada degmo ee ay Al-shabaab kaga sugan tahay gobolka Gedo. "Xaalad dagaal ayaan illaa xalay ku jirnay... meel degmada aad ugu dhow ayuu ka socdaan dagaalka... ma sheegi karno sida uu xaalku noqonayo, balse cabsi weyn ayaan qabnaa," ayay tiri haweeney ka mid ah dadka ku nool degmada Baardheere. Haweeneyda oo codsatay in sababo ammaan awgood aan magaceeda u qarinno ayaa waxay sheegtay in xoogaga Al-shabaab ay isku dayayaan inay difaacaan gacan ku haynta degmada, ciidamada dowladda iyo kuwa la socdana ay doonayaan inay degmadaas qabsadaan. "Dagaalladu waxay billowdeen xalay illaa maanta oo dhanna way socdeen, ma garan karno khasaaraha ka dhashay inta uu le'eg yahay, balse dhaawacyo degmada la keenay waan aragnay," ayay tiri haweeneyda la hadashay HOL. Ciidamada dowladda ayaa waxaa caawinaya ciidamada Itoobiya oo gobolkaas ku sugan iyadoo aysan weli saraakiisha dowladda iyo kuwa Al-shabaab ka hadlin dagaalka ku dhexmaraya duleedka degmada Baardheere. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka inta uu le'eg yahay, waxaase wararka ku saabsan dagaalkan idin kugu soo gudbin doonnaa wararkeenna dambe ee maanta haddii ALLE ogolaado. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 17, 2012 the offensive in the south is a big time failure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 18, 2012 what would you expect from Kikuyu merceneries and some clan militias all hoping to conquer Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 18, 2012 LOL true dat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 20, 2012 Where is Gabbal to update us on Baardhere? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 20, 2012 The Brother will update us soon inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites