Carafaat Posted April 11, 2012 Maanta oo la daahfuray Wareegii Sami Finalka Codeynta Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, iyo 6 Musharax oo ku loolamaya Wareegaasi Mogadishu Talaado 10 April 2012 SMC Maanta oo la daahfuray Wareegii Sami Finalka Codeynta Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, iyo 6 Musharax oo ku loolamaya Wareegaasi Waxaa Maanta La Daahfuray Wareegii Sami finalka ee Codeynta loo qaadayo Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya oo ay isagu soo Hareen 6 Musharax kuwaasoo loolankoodu socon doono inta u dhaxeysa 10-25 Abril 2012 waxaana Wareega kama dambeysta ee finalka u gudbi doona 3 ugu cod bata Wareega samifinalka.. Mushariixnta loo codeynayo waxa ay akla yihiin. Shariif Sheekh Axmed Cabdi Maxamed Axmed ING Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke Danjire Cabdulaahi Axmed Cadoow Dr Nuur Xasan Xuseen' Nuur Cade' Dr Yaasiin maaxi Macalin. Waxaa ku Haray wareega 1 Musharixiinta kala ah Maslax Maxamed Siyaad Bare Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil Shariif Xasan Sheekh Aadan qofka codeynaya waxa uu u codeynyaa 1 musharax hadii 2 musharax ama in ka badan qofku u codeeyo codkaasi ma aha ansax. ku soo codee iimeylkaan UUrdoox2011@hotmail.com Waxaa Diyaariyay Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox' Maxamuud Axmed Xasan xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com www.somaliweyn.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 11, 2012 President Sharif Ahmed is going to be the next President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 11, 2012 Carafaat waan ka xumahay maalayacniga website-yada Soomaalida iyo siday kuwa cidahooda ah iyo kuwo ay lacag ka qaateen ay dadka ku baraan inaad war xiiso leh nooga dhigtid...Adigana ma qaar baad qaraabo tihiin mise qaar baa gunno ka qaadataa waa yaabe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 11, 2012 ^^ Adeer cuqdad iska daa, poll caadi lee waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 11, 2012 oba hiloowlow;817701 wrote: ^^ Adeer cuqdad iska daa, poll caadi lee waaye Oba Caadigaagaba haddii uu sidaan yahay waa laguu yaabaa....War ha iga raadin maanta yaanan daaqadda kaala bixine...waan is celcelinayaa Iimaan:D Haddii aad ku aragtid raggaan oo doorasho u tartamay siyaasad dambe ha iga waraysan....May be Shariif waa laga yaabaa inuu ku riyoodo. Sheekadii ciyaarta ee "Anigana waa i kan markaan waa dhammaatay". Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 11, 2012 Yaasiin Maaxi macalin waa musharax horta aniga og taas cause he told me. Danjire cadow is musharax too oo hadda uu xamar joogaa Nuur cadde i aint sure wali maslax musharax waaye shariif xassan ma ogi inta kale maba kasaayi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 11, 2012 oba hiloowlow;817705 wrote: Yaasiin Maaxi macalin waa musharax horta aniga og taas cause he told me. Danjire cadow is musharax too oo hadda uu xamar joogaa Nuur cadde i aint sure wali maslax musharax waaye shariif xassan ma ogi inta kale maba kasaayi loool....Waa runtaa hadda musharrax baan nahay bay leeyihiin, laakiin watch markii ay doorashadu soo dhawaato inay sii ahaadaan....They don't even know qaabka wax u dhacayaan, markaas baa Musharrax baan ahay la iska dhahayaa....Dadkaan waa ka yaabay...Habar walba oo fadhi-ku-dirir fadhiisataa Musharrax baan ahay bay meel la soo istaagi... Qaar baa xitaa liiska war criminals-ka iska arki doona adigu musharrax baad sheegeysaaye....kuwaan travel ban iyo waxaaba ku filan cunaqabatayn xawaaladaha ah:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 11, 2012 Sharif sakiin:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 12, 2012 Abwaan;817699 wrote: Carafaat waan ka xumahay maalayacniga website-yada Soomaalida iyo siday kuwa cidahooda ah iyo kuwo ay lacag ka qaateen ay dadka ku baraan inaad war xiiso leh nooga dhigtid...Adigana ma qaar baad qaraabo tihiin mise qaar baa gunno ka qaadataa waa yaabe? Abwaan ma cid 'unuka' ah ba ka maqan listka? Why they left out Farmaajo, Prof Ahmed Ismail Samater? And wasn't there a women candidate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 12, 2012 Lol @ 'unuka" caadi iska dhig waryaa isna sharax mid "unuku" ahna sharax!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 12, 2012 Carafaat;817769 wrote: Abwaan ma cid 'unuka' ah ba ka maqan listka? Why they left out Farmaajo, Prof Ahmed Ismail Samater? And wasn't there a women candidate? Carafaat mayee Sheekadaadii Irir baa meesha ka maqan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 12, 2012 Abwaan salaad walba wakhtiid a la tukadaa. Sidee waaye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 12, 2012 carafaat=Qodax Qarax:D Quote Share this post Link to post Share on other sites