Sign in to follow this  
Carafaat

Presidental Elections email Poll

Recommended Posts

Carafaat   

Maanta oo la daahfuray Wareegii Sami Finalka Codeynta Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, iyo 6 Musharax oo ku loolamaya Wareegaasi

Mogadishu Talaado 10 April 2012 SMC

doorasho.jpg

 

Maanta oo la daahfuray Wareegii Sami Finalka Codeynta Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, iyo 6 Musharax oo ku loolamaya Wareegaasi

 

Waxaa Maanta La Daahfuray Wareegii Sami finalka ee Codeynta loo qaadayo Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya oo ay isagu soo Hareen 6 Musharax kuwaasoo loolankoodu socon doono inta u dhaxeysa 10-25 Abril 2012 waxaana Wareega kama dambeysta ee finalka u gudbi doona 3 ugu cod bata Wareega samifinalka..

 

Mushariixnta loo codeynayo waxa ay akla yihiin.

Shariif Sheekh Axmed

 

Cabdi Maxamed Axmed

 

ING Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke

 

Danjire Cabdulaahi Axmed Cadoow

 

Dr Nuur Xasan Xuseen' Nuur Cade'

 

Dr Yaasiin maaxi Macalin.

 

Waxaa ku Haray wareega 1 Musharixiinta kala ah

 

Maslax Maxamed Siyaad Bare

 

Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan

 

qofka codeynaya waxa uu u codeynyaa 1 musharax hadii 2 musharax ama in ka badan qofku u codeeyo codkaasi ma aha ansax.

 

ku soo codee iimeylkaan

 

UUrdoox2011@hotmail.com

 

 

Waxaa Diyaariyay

 

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'

Maxamuud Axmed Xasan

xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com

www.somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat waan ka xumahay maalayacniga website-yada Soomaalida iyo siday kuwa cidahooda ah iyo kuwo ay lacag ka qaateen ay dadka ku baraan inaad war xiiso leh nooga dhigtid...Adigana ma qaar baad qaraabo tihiin mise qaar baa gunno ka qaadataa waa yaabe?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;817701 wrote:
^^

 

Adeer cuqdad iska daa, poll caadi lee waaye

Oba Caadigaagaba haddii uu sidaan yahay waa laguu yaabaa....War ha iga raadin maanta yaanan daaqadda kaala bixine...waan is celcelinayaa Iimaan:D

 

Haddii aad ku aragtid raggaan oo doorasho u tartamay siyaasad dambe ha iga waraysan....May be Shariif waa laga yaabaa inuu ku riyoodo. Sheekadii ciyaarta ee "Anigana waa i kan markaan waa dhammaatay".:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaasiin Maaxi macalin waa musharax horta aniga og taas cause he told me.

Danjire cadow is musharax too oo hadda uu xamar joogaa

Nuur cadde i aint sure wali

maslax musharax waaye

shariif xassan ma ogi

 

inta kale maba kasaayi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;817705 wrote:
Yaasiin Maaxi macalin waa musharax horta aniga og taas cause he told me.

Danjire cadow is musharax too oo hadda uu xamar joogaa

Nuur cadde i aint sure wali

maslax musharax waaye

shariif xassan ma ogi

 

inta kale maba kasaayi

loool....Waa runtaa hadda musharrax baan nahay bay leeyihiin, laakiin watch markii ay doorashadu soo dhawaato inay sii ahaadaan....They don't even know qaabka wax u dhacayaan, markaas baa Musharrax baan ahay la iska dhahayaa....Dadkaan waa ka yaabay...Habar walba oo fadhi-ku-dirir fadhiisataa Musharrax baan ahay bay meel la soo istaagi...

Qaar baa xitaa liiska war criminals-ka iska arki doona adigu musharrax baad sheegeysaaye....kuwaan travel ban iyo waxaaba ku filan cunaqabatayn xawaaladaha ah:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abwaan;817699 wrote:
Carafaat waan ka xumahay maalayacniga website-yada Soomaalida iyo siday kuwa cidahooda ah iyo kuwo ay lacag ka qaateen ay dadka ku baraan inaad war xiiso leh nooga dhigtid...Adigana ma qaar baad qaraabo tihiin mise qaar baa gunno ka qaadataa waa yaabe?
:D

Abwaan ma cid 'unuka' ah ba ka maqan listka? :D

 

Why they left out Farmaajo, Prof Ahmed Ismail Samater? And wasn't there a women candidate?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;817769 wrote:
Abwaan ma cid 'unuka' ah ba ka maqan listka?
:D

 

Why they left out Farmaajo, Prof Ahmed Ismail Samater? And wasn't there a women candidate?

Carafaat mayee Sheekadaadii Irir baa meesha ka maqan:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this