Somalia Posted April 11, 2012 Looks like it was all a lie. Gaalkacyo(Pi) Waxgaradka ay kamid yihiin Nabdoonada ugu caansan Gobolka Mudug ayna ka go’do talada Shacabka ayaa been abuur iyo dacaayad ku tilmaamay Warar ay saxaafad qaarkood qoreen wararkaasoo sheegayey in Waxgaradku kasoo horjeesteen Ansixinta Dastuurka Puntland iyo hadalo kale oo been abuur ah, Waxgaradku waxay sheegeen in ay dad qaswadaayaal ah oo ku hadlaya magacooda laga faafiyaey warkaas. Nabadoonada Deegaanku waxay sheegeen iney ku qanacsan yihiin sidii losoo xuley ergooyinka Ansixinaya Dastuurka iyo sida ay usocoto shaqada dastuurku, ayna ergadooda uga qaybgalaysa Kulanka lagu falanqaynayo Dastuurka ay diyaar yihiin. Barnaamij gaara oo ay wada diyaariyeen Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi ayaa d ku maqli doontaan Hadalada Waxgaradka, Barnaamijkasoo iminka diyaarintiisu socoto waxaana idiinsoo gudbinaynaa Caawa fiidadkii, xiligaasoo uu si toosa uga bixi doono Radio Gaalkacyo, qurbaha waxaad ka dhagaysan doontaan Puntlandi.com ee hamoogaan. Dhinaca kale Waxgaradka Gobolka Karkaar ayaa iyana ku kasoo horjeestey hadalo noocaas ah oo saxaafada lagu daabacay shalay, Waxayna shegeen inay Waxgaradka Deegaanka Gobolka karkaar iyo Dowladu kawada hadleen Dastuurka ayna Ergooyinkii uga qayb gali lahayd xaflada 15 april ay diyaar yihiin. Waxay kaloo hoosta ka xariiqeen kuwa saxaafad la hadlaya ee baahinaya wararka lagukala takoorayo shacabka Puntland inay yihiin kuwo aan talada gobolku ka go’in, mana matalaan shacabka. waraysi arintaa ku saabsan ayaan isku dayaynaa inaan kusoo daro Barnaamijka Caawa(Arbaco 11 april) ee Radio Gaalkacyo. Koox ka soo horjeeda horumarka deegaanka ayaa dad gaara isugusoo urursada qol kadibna sawiro ka qaada, kuwasoo sheega inay shireen, kuna hadlayaan magaca Gobolka ay joogaan mana ahan kuwo miisaan ku leh deegaanka ayuu yiri mid kamid ah nabadoonada oo aan teleefoonka kula xiriirney, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 11, 2012 Koox ka soo horjeeda horumarka deegaanka ayaa dad gaara isugusoo urursada qol kadibna sawiro ka qaada, kuwasoo sheega inay shireen, kuna hadlayaan magaca Gobolka ay joogaan mana ahan kuwo miisaan ku leh deegaanka ayuu yiri mid kamid ah nabadoonada oo aan teleefoonka kula xiriirney,[ Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 11, 2012 The question still stands, do you agree another 5 years for Faroole, yes, or no, it is very simple! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 11, 2012 Interesting question, a parliamentary process will be done to voice the decision of the masses who may or may not find him favourable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 11, 2012 I am asking you, not the parliament, do you agree Faroole staying another 5 years, yes or no Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 11, 2012 No, I believe the chair should be passed to Maakhir or Goldogob. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 11, 2012 Faroole is a clan warlord, the only way he will leave power is through a barrel of a gun. So question , is his clan brave enough? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 11, 2012 Mario B;817533 wrote: is his clan brave enough? I heard his clan love goats, more than war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 11, 2012 Lol, or they could come out on the streets and display their own version of Arab spring....Punt spring? Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted April 11, 2012 The old man is too exhausted for another year let alone 5 more. Which skinny lowlife came up with this rumour? Move along people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 11, 2012 lool@move along people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 11, 2012 He can stand for an election if he wishes through the ballot box or by the Parliament representatives selection/vote. What ought to be discussed now is the one year extension that's is been rumored around, and if he's indeed serious about it. Farole came to office through peaceful means and leave as such. Those who are wishing otherwise, will sure be disappointed. Quote Share this post Link to post Share on other sites