Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

Carafaat   

Xaaji Xunjuf;936424 wrote:
Carafaat Somaliland and Somalia needs African mediators , i some how think the world does not want SL and Somalia to reach a settlement. But lets see maybe the turks will surprise us all

Xaaji, if you ever want to mediate between two sides then make sure you are much heavier in terms of weight. The Turks nor any African country will bring any weight to the table. One needs the Americans, the EU or the African Union itself. Nothin less will do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ The AU would do it several african countries South Africa Kenya Ghana Angola to form a team to mediate. The thing is Somalia Somaliland case the IC is not as much involved the IC particularly the European countries and the Americans want Somalia and Somaliland to reach a settlement. But lets say the upcoming talks fail than the Europeans are forced to mediate. The Europeans have repeatedly and so did the Americans that Somalia and Somaliland case is something for the AU ,so they need to give AU the green light to mediate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Culusow iyo Siilaanyo ku kulmaya Istabul.

 

Madaxweynaha dawladda Federaalak Soomalaiya Xasan Maxamuud Culusow iyo Hogaamiyaha maleeshiyaadka gooni goosadka Ahmed Siilaanyo ayaa lagu wadaa inay todobadkan danbe isku arkaan magaalada Istabul ee dlaka Turkey.

 

Xasan Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu dhawaan u duuli doono Turkey, ayadoo hogaamiyaha kooxda Hargaysa uu dhankiisa isu diyaarinayo kulankaas. Warar horydhac ah ayaa sheegaya in Madaxweyne Culusow uu doonayo inuu ku qanciyo kooxda Siilaanyo inay nabad qaatana isla markaana yimaadaan shirka London.

 

Wuxuuna doonayaa Mr Culusow in qorshaha Ingiriiska ee Tobanka sano la meel mariyo, isla markaana ay galaan toban sano oo ismaamul hoosaad ah balse wuxuusan dhib weyn u arkin inuu saxeexayo toban sano ka dib in cod laga qaado Waqooyiga Somaaliya.

 

Xasan maxamuud Culusow ayaa aad isooga dhigo tiraya baaqyada Soomaalida midnimada jecel ee ah in shirka Tukreygu uusan noqon uun dawladda Soomaaliya iyo beesha SNM balse uu ahaado beesha SNM iyo beelaha kale ee midnimada jecel iyo dawladda Culusow, taasoo u muuqata inuusan Xasan dheg jalaq u siinayn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya

April 11th, 2013

 

Istanbul (Somaliland.Org)- Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

 

Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan.

 

Gudida Somaliland

 

Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye)

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan

Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad)

Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe

 

 

 

Gudida Soomaaliya

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Guuleed (Guddoomiye).

Wasiirka Madaxtooyadda Faarax Sh. C/Qaadir

Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Xubin Baarlamaan.

Maxamuud Xayir Xubin Baarlamaan

Khaalid Cumar Cali Xubin Baarlamaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland & Somalia Talks Begin In Istanbul: First Session, Selection Of 10 Member Group

 

Istanbul(Qarannews):- The talks hosted by Turkey between Somaliland and Somalia began in Istanbul today. The first point of business was the selection of a ten member group to set the agenda for the duration of the talks.

 

According to sources close to the talks, five members from each Somaliland and Somalia were selected to form this group and they are as follows:-

 

From Somaliland:

Deputy Speaker of the House of Representative Bashe Mohamed Farah

Somaliland Foreign Minister, Mohamed Abdillahi Omar

Somaliland Presidency Minister, Hersi Ali Hassan

Somaliland Social Affairs Minister, Mohamud Ahmed Barre Garad

UCID Chair, Faisal Ali Warabe

 

From Somalia:

 

Provisional Government (PG) Home Affairs, Abdikarin Hasan Guled

Minister of State at PG Presidency, Farah Abdilkadir

Constituent Assembly Member, Mohamud Hayir

Constituent Assembly Member, Abdillahi Sheikh Ismail

Constituent Assembly Member, Omar Ali Rahanwein,

 

The two groups are expected to meet tomorrow for several sessions in order to determine the agenda of the talks, when the Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamud “Silaanyo” and the head of the Provisional government Hassan Sheikh Mohamed are expected to meet on 13th of April, 2013.

 

All in all, it is seems quite clear from the composition of the individual groups, that whilst Somaliland’s five member panel includes its Foreign minister and Deputy Speaker, the panel from Somalia consists of the Home Affairs minister, and a few deputies. Make of that what you will, but whilst Somaliland is attending the meeting as a sovereign and independent state, the provisional government in Mogadishu appears to be under the illusion that its in talks with a “regional authority”.

 

With than kind of differing ambitions, it is hard to predict that any concrete results will emerge from these talks. It is hoped that both sides remain committed to the talks as the most suitable options to forging future relationship between the two countries.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia, Somaliland presidents to visit Turkey for proximity talks

 

(Medeshi) - The presidents of Somalia and Somaliland will visit Turkey on Saturday at the invitation of Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu for talks to mitigate problems the two sides are facing.

 

Map of Somaliland in shown in the Horn of Africa

A statement the Turkish Foreign Ministry released on Friday said Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo will visit Turkey on Saturday.

 

The presidents will have talks with Davutoğlu, President Abdullah Gül and Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan.

 

The statement noted that Turkey will continue to lend its support to finding a peaceful solution to the problems between Somalia and Somaliland through dialogue.

Zaman - Turkey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta u dhoofay Dalka Turkiga si uu ula kumo Siilaanyo

 

Jimco, Abriil 12, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcaha maanta ah u dhoofay dalka Turkiga halkaasoo uu uga qaybgalayo kulan uu Turkigu garwadeen ka yahay oo la isugu keenayo Soomaaliya iyo Somaliland.

 

Wafdiga madaxweynaha ayaa u badnaa xubno ka tirsan xafiiskiisa iyo dhowr wariye, waxaana horay dalka Turkiga ugu sugnaa wasiirro ay aad ugu dhow madaxweynaha oo ay ka mid yihiin: wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka, C/kariin Xuseen guuleed iyo wasiir u dowlaha madaxtooyada, Faarax Sheekh C/qaadir.

 

Dowladda Turkiga ayaa waxay dhawaanahan ku howlahayd sidii ay isugu keeni lahayd madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo, iyadoo kulankoodan uu noqnayo kii ugu horreeyay oo ay yeeshaan tan iyo markii Xasan Sheekh xilka loo doortay.

 

Siilaanyo oo horraantii toddobaadkan u ambabaxay dalka Turkiga wuxuu ka sheegay Hargeysa inuu farqi weyn u dhexeeyo Somaliland iyo Soomaaliya, balse ay iyagu diyaar u yihiin inay la hadlaan haddii maslaxad la helayo.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horay u sheegay inay diyaar u yihiin inay la hadlaan Somaliland iyo cid walba oo wadahadallo doonaysa, balse wuxuu ka soo horjeedaan in Somaliland ay tahay maamul ka go’ay Soomaaliya inteeda kale.

 

Kulanka labada madaxweyne dhexmaray ayaa wuxuu furmi doonaan berri oo Sabti ah, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya ay horay u sii raaceen markii ugu horreysay wariyeyaal Soomaaliyeed oo madax-bannaan si ay wararka shirka u soo tabiyaan.

 

Turkiga ayaa wuxuu galaan-gal weyn ku leeyahay Soomaaliya tan iyo markii ay abaartu ka dillaacday Soomaaliya muddo hadda laga joogo laba sano, markaasoo ra’iisul wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu yimid Muqdisho si uu u arko xaaladda dadkii abaaraha kusoo barakacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii Oo Si Weyn Loogu Soo dhaweeyay Ankara

April 12th, 2013

 

Ankara(Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay caasimada dalka Turkiga ee Ankara.

 

madaxweynaha-oo-gaadhay-ankara.jpg

 

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Afhayeenka, waxa weftiga Halkaas si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka Diyaaraha oo ay kaga horyimaadeen masuuliyiin sar-sare oo ka socda dawlada Turkiga.

ankara2.bmp

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiiisa waxa lagu qaabIlay Hab-maamuus sare, waxaana la filayaa in 48-ka saacadood ee soo socda uu ka qayb-geli doono shirka wada hadlalada Somaliland iyo Soomaaliya ee sida rasmiga uga furmaya dalka Turkiga gaar ahaan magaalo madaxdiisa Ankara.

 

ankara3.bmp

 

ankara4.bmp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadweynaha PL oo ka horyimd shirka ka furmaya Turkiga.

 

Last update 12-04-13

 

Dadweynaha deeganada Puntland Aragtiyo ka dhiibtay shirka Turkiga ee Soomaalida ee inta badan umada Soomaaliiyeed ay ka bixinayaan aragtiyo kala duwan iyo fikiro isdhaafsan laga, taas muram weyn u ka dhalisay maamulada ka jira Soomaaliya.

 

Shirka Soomaalida loo qabanayo ee wajigiisa labaad lagu qaban doono maalinta Isniintaa ee soo aaddan Qaar kamida Aqooyahanada soomaaliyeed oo aragtiyo kala dwan ka dhiibtay bilaabashada wajiga labaad ee wadahadlada dawladda Federaalka ee soomaaliya iyo maamulka Soomaliland oo ka furmaya dalka Turkiga.

 

Iyadoo Maalinta sabtida ah ee taariikhdu ku beegantahay 13 bisha afaaraad, waxaa la qorshaynayaa in irdaha loo furo wajigii labaad ee wadahadalada soomaaliland iyo dawalda federalka soomaaliya, waxaana shalay magalada ankara gaaray wufuud kakala socday Labada dhinac.

 

Waxaana Soo baxaya argtiyo kala duwan iyo muran weyn ka dhex qarxay Dadka siyaasiiinta ah iyo aqooyahanada soomaaliyeed bilabashada wajiga labaad ee wadahalada somaaliland iyo somaaliya, Prof. C/salaan yuusuf aadan (Dhoola yare) oo ka mid aqoonyahanada siyaasadda ka faalooda kuna sugan Puntland ayaa sheegay in rajo wanaagsan laga qabo shirkaasi miro dhalna uu noqon doono, balse wuxuu timaamay hadii dadkeeda iyo saaxibul wanaag wal caqli ay hogaamin waayaan aysan waxba kasoo baxeyn.

 

Shirkaasi ayaa la filayaa in lagu jeexjeexo arimo kala duwan, kuwaas oo umada Soomaaliyeed qaarkeed ay u arkaan inuu soo kordhin doono dhibaato iyo muran

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;937506 wrote:
source ? xaaji habaar which site posted this nonsense

Allidamaala Garowe clan enclave website

 

Xiinfaniin beryahaan aad baad igu kacsantahay maxa dhacay awoow Xaajigu wa Xaaji Wanaagsan oo kheyr ka shaqeya , inkastow siyaasada la isku af garanayn hadana xeer iyo dhaqanki soojireenka yaan laga tegin wa iga talo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Full house the Somaliland speaker of parliament wadani opposition party is also on board the Kulmiye chairman is there Sultan Faisal cali Waraabe is there to. The beauty of Somaliland all leaders and stakeholders are on board mashallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^xaaji habaar, even in defeat Somalis of yesteryear had a custom of courtesy and decorum. You have become consumed by hatred toward those in Garowe who bested you in current politics. You need not be

 

Stop the dark prayers, and accept the reality of you as a man who swallowed a piece he could not take in

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;937512 wrote:
Full house the Somaliland speaker of parliament wadani opposition party is also on board the Kulmiye chairman is there Sultan Faisal cali Waraabe is there to. The beauty of Somaliland all leaders and stakeholders are on board mashallah

They have to be

 

We are talking a face saving formula to bring all mothers in , if Siilaanyo cuts a deal with the absence of other mothers he will be accused by treason :D- the old man is rightly covering his behind

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.