Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2012 Qardho: Waxgaradka Beelaha Qardho Oo Kasoo Horjeestey Xil Kororsiga Xukuumadda Faroole [sawiro Kulan balaaran oo ay waxgaradka beelaha Qardho beryihii u danbeeyey ku lahaayeen magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa maanta soo gaba gaboobey. Kulankan oo ay ka qayb galeen in badan oo kamid ah waxgaradka, Nabadoonada, Siyaasiyiinta iyo Culimaa’uddiinka beelahaas ayaa gaba gabadiisii laga soo saaray bayaan dhinacyado badan taabanaya. Bayaankaas oo ay ku saxiixan yihiin dhamaan waxgaradkii shirkaas ka qayb galay ayaa lagu sheegay in beelaha Qardho ay si mideysan uga soo horjeedaan in xukuumadda hadda jirtaa ay xilka muddo sanad ah ku kororsato. Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin. Dastuurka cusub ee Puntland ee dhowaan aftida loo qaadayo ayaa Bayaankaas lagu sheegay in dhamaan waxgaradka iyo nabadoonada shirkaas ka qayb galay ay si aad ah ugu qanacsan yihiin islamarkaana ay usoo dhoweynayaan. Waxaana ugu danbeyntii Bayaankaas oo ku socdey dhinacyo badan oo ay kamid yihiin Baarlamaanka Puntland, Golaha Xukuumadda, UNPOS iyo Ismada Puntland lagu sheegay inay lagama maarmaan tahay in laga feejignaado talaabo walba oo dhib horseedi karta. Bayaanka shirkaas laga soo saaray Horseed Media isaga oo original ah saacadaha soo socda ayey idiin soo gudbin doontaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 10, 2012 Lol, you are having a field day Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted April 10, 2012 Waxgaradka Names xaaji we want their names:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2012 General Samatar is organizing his people against the one clan dictatorship sitting in garowe he was right when he said we will never accept another year from faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted April 10, 2012 Poor xaaji 2012 have been a bad year for his triangle so he turns to posting negative news on Puntland;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted April 10, 2012 Forget pictures where are the names?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2012 Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2012 b-boy;817214 wrote: Poor xaaji 2012 have been a bad year for his triangle so he turns to posting negative news on Puntland;) This is not about the Xaaji this is about farooles dictatorship Faroole oo sanad ku darsaday iyo reer qardho oo diiday cagajugleynta Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted April 10, 2012 Xaaji go surf more Puntland sites and get us the names of these men;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 10, 2012 Xaaji Xunjuf;817220 wrote: Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin. xx forget about PL, worry about the things your government failed to inform you like working with the somali government in mogadishu in order to interact with world body. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 10, 2012 War odayaashan reer baadiye ninkii maalintaas qadada u qaado bay bayaan suulka ugu sixiixaan. Samatar waa ka daranyahay Faroole, waa nin security mentality iyo PIS ku shaqeeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2012 i don't know what you are on about working with the Somali government? what the hell is that, the international community told Somaliland and Somalia to discuss their future relations we don't mind that as long as it is done in a foreign country and the international community mediates between the two countries. Any way lets not change the subject what do you think about the 1 years extension of Faroole? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 10, 2012 Qardho's rejection is nothing. Wait till Mudug boys reject Faroole. So far they have been silent here on SoL, but my Mudug friends are boiling of anger. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted April 10, 2012 ^^ Mudug supports the adminstration;) funny though how 2 from the triangle are educating us on Bari and Mudug looooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites