Sign in to follow this  
Dr_Osman

Garowe Parliament Coming Together Well. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Hoolka barlamanka Puntland oo la dhameynayo dhismihisa

 

9 Apr 9, 2012 - 7:46:59 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole ayaa maanta 09,April ,2012 kormeer ku tagey hoolka barlamanka Puntland oo ay socoto hawsha dhisitaankiisu islamarkaasina mareyso meel gabagabo ah.

 

Hoolka oo si casriyeysan loo qaabeeyey ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa weheliyey wasiiro iyo saraakiil ka tirsan madaxtoyada oo soo indha-indheenayey halka la marsiinayo shaqada iyo ka warqabkeeda.

 

Waxa lagu wadaa marka gacanta laga qaado hoolkan dhamaystirkisa in lagu marti geliyo shirweynaha lagu ansixin doono dastuurka Puntland 15,April 2012 oo imandoonaan Garowe ergo gaareysa 480 xubnood oo matalaya dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland.

 

Dastuurka Puntland oo dadweynuhu u hanqaltaagayaan meel marintiisa ayaa noqdey hadal haynta koowaad ee masraxa siyaasadeed ee Puntland ,waxana ugu danbeyntii daaha lagu soo rogayaa dadaal dheer oo loo soo galay in Puntland dastuur u gaar ah dhaqan geliso.

 

Waxana lagu tilmaamayaa hoolkan mid faa’idooyin badan u keeni doona Puntland sida martigelinta shirar caalami ah ooh or leh kadib Garowe 1 & 2 oo si weyn Puntland dowalad iyo shacaba lagu amaaney.

 

Macalimiinta gacanta ku haysa dhismaha hoolkan ayaa Garowe Online u sheegey in dad kor u dhaafaya 600 uu qaadi karo ,iyagoona rajo wanaagsan ka muujiyey inay ku dhameeyaan inta harsan 48-saac ee nagu soo food leh.

 

Halkan ka daawo sawirada madaxweynaha Puntland & hoolka barlamanka

 

IMG_8403.JPG

IMG_8347.JPG

IMG_8349.JPG

IMG_8350.JPG

IMG_8355.JPG

IMG_8356.JPG

IMG_8360.JPG

IMG_8361.JPG

IMG_8363.JPG

IMG_8365.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I don't understand why they don't just equip it with air conditioning, the building will last longer considering the wear-tear of the heat

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I like Faroole. And I like Professor Farjac even more. Have my doubts about the Qardho General. Dont like soldier as politicians though, their natural compromise seekers. What do you think of the diffrent candidates Generale?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiqikhayre;817182 wrote:
Looking well. Inshaallaah it will be finished in the next 24 hours.

fiqikhayre, they have until the 15th of April to finish the building.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;817194 wrote:
Carafaat always gate crashes into Puntland feel good parties. you guys need some tough bouncers here.
;)

:D even if there were tough bouncers i feel carafaat would somehow find a loophole like bringing with him schools of girl.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this