Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalia: Sh. Sharif to Nominate Committee for Talks with Somaliland

Recommended Posts

Muqdisho: HN: Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddi heer wasiirro ah oo uu Axaddii madaxweynaha maamulka Somaliland u magacaabay wada-hadalka lagu wado inay la galaan dowladda KMG ah.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in ay dowladda KMG ah sida ugu dhaqsiyaha badan u magacaabi doonto guddiga uga qeyb gali doona shirka labada dhinac oo la filayo in uu ka dhaco magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban shan wasiir oo u gogol-xaaraya wadallada.

 

Wafuud ka kala socotay dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa ka wada qeyb galay shirkii London ee arrimaha Soomaaliya, kaasoo loogu soo jeediyay labada dhinac inay ka wada-hadlaan mustaqbalkooda.

 

 

SOURCE

Share this post


Link to post
Share on other sites

its just talks carafaat don't expect to much from this when they meet in UK they will probably make another appointment to meet in 2013. Its just Gogal Xaadh the meeting in London and Gogol xaar according to the Koonfurians,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this