Peacedoon Posted April 10, 2012 Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Fu'aad Shongole oo gaaray Buuraha Galgala Saraakiil uu hogaaminayo Daaciga Shabaab Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano Fu'aad Shongole ayaa gaaray Buuraha Galgala Gobolka Bari ee Puntland, iyadoo ay isa soo tarayaan hadal heynta ku aadan in Saraakiil ka tirsan Shabaab ay galeen gudaha Puntland. Wararkan oo soo xoogeysanayay 24-kii saac ee la soo dhaafay kadib markii Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ku dhawaaqay in ragg ka tirsan Shabaab ay soo galeen dhulkooda, una soo rarteen Buuraha Galgala si ay ugu dhuumaaleystaan, ayaa waxaa sii iftiimiyay war lagu qoray bog taageera Shabaab. C/raxmaan Faroole ayaa ka sheegay Magaalada Garowe in Al-Shabaab markii looga adkaaday Koofurta iyo Caasimada Muqdisho ay bilaabeen inay ku soo qul qulaan deegaanadooda, waxaana hadalkaas uu durba dhaliyay feejignaan ay bilaabeen Ciidamada Puntland. Bogga Taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dhowaan ay soo gudbin doonaan fariin maqal ah oo uu soo diray Caalim weyn oo ka tirsan Mas'uuliyiinta Shabaab, inkastoo aanay xusin magaca, hadana waxaa ay balan qaadeen inay fariintaas soo deyn doonaan. Laakiin dadka ayaa tuhun gelinaya sida warka Faroole isu furay iyo warka la soo geliyay bogga taageera Al-Shabaab ee Somalimemo oo lagu cadeeyay inay baahinayaan fariin maqal ah oo uu soo diray caalimka ka tirsan, taasoo lagu sii daray inay noqon doonto mid fajiciso ku ah Maamulka Puntland. Madaxweyne Faroole oo maamulkiisa hada soo fuulayo culeys dhinaca Islaamiyiinta ayaa sheegay in Maamulo deris la ah ay u soo fududeeyeen inay deegaanadooda soo galaan ragga ka tirsan Shabaab, hase ahaatee lama oga qaabka ay ku galeen deegaanadaas ragga uu hogaaminayo Sheekh Fu'aad Shongole. Fu'aad Shongole oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku caan baxay Darsiyada diiniga ee uu ka jeediyo Masaajidada iyo fagaarayaasha, isagoo sanadii 2008-dii Fatwo uu soo saaray ku gaalnimo xukmiyay madaxda dowladda, cid kasta oo la shaqeysa xataa kan gaariga u wadaya ee biyaha u dhaaminaya amar ku bixiyo in la dilo. Hadal dhowaan uu soo duubay Amiirka Al- Shabaab Abuu Zubeyr ayaa dar daaran iyo guubaabo ugu jeediyay dagaalyahanada Galgala, isagoo ku wargeliyay inay bur buriyaan Maamulka Puntland. Buuraha Golis ee Gobolka Bari waa buuraley Silsilado ah oo ilaa Sanaag ku dhow, waana meelo ku wanaagsan gambaadka, waxaa la sheegayaa in muddo shan sano ka badan isku abaabulayeen Maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo daacad u ah Wadaadka lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam oo dhowaan ku biiray Al- Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 10, 2012 Why did you choose this topic for the title of the thread? Or is it your wish that Puntland collapses? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 10, 2012 Why would I wish puntland to be replaced by insane terrorists? Its beyond my imagination. Title is true, there is no chance puntland will survive alshabaab without the direct help of amisom or ethiopia. Puntland couldnt defeat atam and his clanmilitia when they were weak. How will they defeat now war hardened fighters from south somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 10, 2012 ^LOol @ True, your wishful thinking is far from the truth. If any group that Puntland knows how to beat and excels at crashing its the insane Islamists, go ask their Papa Hassan Aweeys what happened to him in 93. But this is not an issue I will discuss with you about right now. Let them come and wait for what happens, stop with your wishful rash Puntland collapses statement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 10, 2012 Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today. Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of. You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 10, 2012 Peacedoon;817077 wrote: Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today. Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of. You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction. thank you for your concern, we'll make sure the PL government receive your, i'm sorry, what was your point again, oh al-shaab is coming. okay bye bye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 10, 2012 good news, the PL government responded to your initial concern and here their response. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 10, 2012 Ok, iam ready Neutral on this war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 10, 2012 Peacedoon;817082 wrote: Ok, iam ready Neutral on this war. NO, there won't be any war, just Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted April 10, 2012 Peacedoon;817067 wrote: Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Fu'aad Shongole oo gaaray Buuraha Galgala Saraakiil uu hogaaminayo Daaciga Shabaab Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano Fu'aad Shongole ayaa gaaray Buuraha Galgala Gobolka Bari ee Puntland, iyadoo ay isa soo tarayaan hadal heynta ku aadan in Saraakiil ka tirsan Shabaab ay galeen gudaha Puntland. Wararkan oo soo xoogeysanayay 24-kii saac ee la soo dhaafay kadib markii Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ku dhawaaqay in ragg ka tirsan Shabaab ay soo galeen dhulkooda, una soo rarteen Buuraha Galgala si ay ugu dhuumaaleystaan, ayaa waxaa sii iftiimiyay war lagu qoray bog taageera Shabaab. C/raxmaan Faroole ayaa ka sheegay Magaalada Garowe in Al-Shabaab markii looga adkaaday Koofurta iyo Caasimada Muqdisho ay bilaabeen inay ku soo qul qulaan deegaanadooda, waxaana hadalkaas uu durba dhaliyay feejignaan ay bilaabeen Ciidamada Puntland. Bogga Taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dhowaan ay soo gudbin doonaan fariin maqal ah oo uu soo diray Caalim weyn oo ka tirsan Mas'uuliyiinta Shabaab, inkastoo aanay xusin magaca, hadana waxaa ay balan qaadeen inay fariintaas soo deyn doonaan. Laakiin dadka ayaa tuhun gelinaya sida warka Faroole isu furay iyo warka la soo geliyay bogga taageera Al-Shabaab ee Somalimemo oo lagu cadeeyay inay baahinayaan fariin maqal ah oo uu soo diray caalimka ka tirsan, taasoo lagu sii daray inay noqon doonto mid fajiciso ku ah Maamulka Puntland. Madaxweyne Faroole oo maamulkiisa hada soo fuulayo culeys dhinaca Islaamiyiinta ayaa sheegay in Maamulo deris la ah ay u soo fududeeyeen inay deegaanadooda soo galaan ragga ka tirsan Shabaab, hase ahaatee lama oga qaabka ay ku galeen deegaanadaas ragga uu hogaaminayo Sheekh Fu'aad Shongole. Fu'aad Shongole oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku caan baxay Darsiyada diiniga ee uu ka jeediyo Masaajidada iyo fagaarayaasha, isagoo sanadii 2008-dii Fatwo uu soo saaray ku gaalnimo xukmiyay madaxda dowladda, cid kasta oo la shaqeysa xataa kan gaariga u wadaya ee biyaha u dhaaminaya amar ku bixiyo in la dilo. Hadal dhowaan uu soo duubay Amiirka Al- Shabaab Abuu Zubeyr ayaa dar daaran iyo guubaabo ugu jeediyay dagaalyahanada Galgala, isagoo ku wargeliyay inay bur buriyaan Maamulka Puntland. Buuraha Golis ee Gobolka Bari waa buuraley Silsilado ah oo ilaa Sanaag ku dhow, waana meelo ku wanaagsan gambaadka, waxaa la sheegayaa in muddo shan sano ka badan isku abaabulayeen Maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo daacad u ah Wadaadka lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam oo dhowaan ku biiray Al- Shabaab. When I saw this article my first thought was, is this a poem?. The way its laid looks like one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 10, 2012 Lol, this thread is funny because of who posted it, I mean fix your backyard before you worry about mine. Kulahaa, Ethiopia and AMISOM... Both of them are with you nigga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 10, 2012 Peacedoon;817077 wrote: Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today. Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of. You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction. Fact on the ground is quite different. Having a rapid development force of 2,000 strong battlefield security forces in place, Mr. Farole can wipe out a couple of hundreds of Sheikh Atom’s followers in a single day military engagement. -KeydMedia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 10, 2012 lol@Mr Society Quote Share this post Link to post Share on other sites