Sign in to follow this  
kingofkings

PL minister for state planning/International corporation in Minnesota

Recommended Posts

Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Puntland oo soo dhawayn loogu sameeyey Mareykanka

 

Abdulkadir-abdi-hashi-300x182.png

 

Minnesota(Pi) Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland Mudane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo Booqasho ku jooga Dalka Maraykanka ayaa soo dhawayn heer sare ah loogu sameeyey Minnesota, Jaaliyada Puntland ee Minnesota ayaa xaflad ay kusoo dhawaynayaan Wasiirka u sameeyey.

 

Xaflada oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee Jaaliyada ayaa Wasiirku uga warbixiyey Jaaliyada Xaalada guud ee Puntland, iyo waliba Soomaaliya, isagoo Wasiirku uga mahad celieyey Jaaliyada sida xilkasnimada ah ee ay usoo dhaweeyeen.

 

Muadane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland ayaa ka mid ah Wasiirada la tilmaamo inay ka mid yihiin Wasiirada ugu muhiimsan Dowlada Puntland ee qabta shaqooyin wax ku oolka u ah Bulshada iyo Dowlada Puntland, gaar ahaan siyaasada Dibada oo uu doorwayn ka ciyaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Minister Abdukadir Hashi previous jobs former diplomat for the embassy in Canada and UK, foreign chief advisor for AUN Mudane Madaxweyne Abudllahi Yusuf, former president of PDF, and Professor of international relation at West. Virginia

 

29:00 - 31:00 min.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this