Dr_Osman Posted April 9, 2012 Turkiga Oo Machad Weyn Oo Farsamada Gacanta Lagu Barto Ka Hirgelinaya Puntland Updated:- 5 hours ago| 2 Commnets Machad caalami ah oo lagu baranayo Xirfadaha kala duwan ee gacanta laga qabto ayaa bilaha soo socda la filayaa in laga hirgeliyo deegaanada Puntland. Machadkaas oo noqon doona kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee laga furo Puntland ayaa waxaa dhisaysa dowladda Turkiga. Sidoo kale qalabka uu ku shaqeyn doono machadkaasi iyo bareyaasha wax ka dhigaya waxaa iyagana ku deeqeysa dowladda Turkiga. Warkan ayaa ah mid in badan oo aqoonyahanka iyo bahda waxbarashada ee Puntland kamid ahi ay si aad ah usoo dhoweeyeen. Wuxuuna soo baxay kadib markii dhowaan uu magaalada Garoowe soo gaarey Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Dr. Kani Torun. Mashaariic horumarineed oo dhowr ah oo Turkigu uu balan qaaday inuu Puntland ka fulin doono ayuuna dhismaha Machadkaasi qayb ka yahay. Puntland oo xiligan ku jirta goobaha Soomaaliya ugu horumarsan dhinaca farsamada gacanta iyo xirfadaha ayaa baahi weyn u qabtay inay hesho Macaahid farsamo oo kan oo kale ah. Waxaana xusid mudan in todobaadyo kahor qaar kamid ah ardayda wax ka barta dugsiyada farsamada gacanta ee Puntland ay soo saareen gaari soo jiitey indha in badan oo kamid ah bulshada caalamka. Halkan Ka Daawo Gaarigii La Yaabka Lahaa ee Gaalkacayo Lagu Sameeyey http://horseedmedia.net/2012/02/05/gaari-layaab-leh-oo-gaalkacayo-lagu-sameeyey-daawo/ Arintan ayaa kusoo beegmeysa xilli dhowr beri kahor madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud uu ku booriyey ardayda inay xoogga saaraan barashada xirfadaha si ay ugu shaqeystaan dalkana horumar ugu horseedaan. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 9, 2012 excellent news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 9, 2012 kingofkings;816632 wrote: excellent news I know more development yumm yumm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Relentless Posted April 9, 2012 Farole: " we are on the verge of launching a man to mars the first of its kind". Reporter: " but you dont even have a rocket and the petrol turned out to be non-existent" Farole: " well you forgot to take into account that we have the worlds largest reserve of hot air...we intend to land on mars by filling up a large balooon with hot air we gonna begin pirate operations between the moon and mars". :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 9, 2012 Relentless;816637 wrote: Farole: " we are on the verge of launching a man to mars the first of its kind". :cool: what a visionary leader. PLers ask what you can do for PL. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 9, 2012 relentless maseer ba dilayso. Either way it wont stop puntland developing marka ha is-daalin Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2012 Great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 9, 2012 Where is 'Massive' or 'International' mentioned? but still good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 9, 2012 ^Good news for PL = horrible news for Carafaat. Glad to read it. We need more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 9, 2012 This is exactly what Somalia needs. Technical schools, not fake universities , is the way to empower Somali youth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 9, 2012 Jacpher, cuqdada iska saar. Siyasada xun ee qabiil aan kasoo horjeesto. Laakinse yaa Waxbarasho, tacliin iyo horumarka wacan yaa kasoo horjeesan kara. siiba hadaa alaabtan cajiibka ah lagu sameeniyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites