Sign in to follow this  
Dr_Osman

Turkey Building A Massive International Technical Institute In Puntland

Recommended Posts

Dr_Osman   

Turkiga Oo Machad Weyn Oo Farsamada Gacanta Lagu Barto Ka Hirgelinaya Puntland

Updated:- 5 hours ago| 2 Commnets

 

Machad caalami ah oo lagu baranayo Xirfadaha kala duwan ee gacanta laga qabto ayaa bilaha soo socda la filayaa in laga hirgeliyo deegaanada Puntland.

 

Machadkaas oo noqon doona kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee laga furo Puntland ayaa waxaa dhisaysa dowladda Turkiga.

 

Sidoo kale qalabka uu ku shaqeyn doono machadkaasi iyo bareyaasha wax ka dhigaya waxaa iyagana ku deeqeysa dowladda Turkiga.

 

Warkan ayaa ah mid in badan oo aqoonyahanka iyo bahda waxbarashada ee Puntland kamid ahi ay si aad ah usoo dhoweeyeen.

 

Wuxuuna soo baxay kadib markii dhowaan uu magaalada Garoowe soo gaarey Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Dr. Kani Torun.

 

Mashaariic horumarineed oo dhowr ah oo Turkigu uu balan qaaday inuu Puntland ka fulin doono ayuuna dhismaha Machadkaasi qayb ka yahay.

 

Puntland oo xiligan ku jirta goobaha Soomaaliya ugu horumarsan dhinaca farsamada gacanta iyo xirfadaha ayaa baahi weyn u qabtay inay hesho Macaahid farsamo oo kan oo kale ah.

 

Waxaana xusid mudan in todobaadyo kahor qaar kamid ah ardayda wax ka barta dugsiyada farsamada gacanta ee Puntland ay soo saareen gaari soo jiitey indha in badan oo kamid ah bulshada caalamka.

 

Halkan Ka Daawo Gaarigii La Yaabka Lahaa ee Gaalkacayo Lagu Sameeyey

http://horseedmedia.net/2012/02/05/gaari-layaab-leh-oo-gaalkacayo-lagu-sameeyey-daawo/

 

Arintan ayaa kusoo beegmeysa xilli dhowr beri kahor madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud uu ku booriyey ardayda inay xoogga saaraan barashada xirfadaha si ay ugu shaqeystaan dalkana horumar ugu horseedaan.

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farole: " we are on the verge of launching a man to mars the first of its kind".

 

Reporter: " but you dont even have a rocket and the petrol turned out to be non-existent"

 

Farole: " well you forgot to take into account that we have the worlds largest reserve of hot air...we intend to land on mars by filling up a large balooon with hot air we gonna begin pirate operations between the moon and mars".

 

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Relentless;816637 wrote:
Farole: " we are on the verge of launching a man to mars the first of its kind".

 

:cool:

what a visionary leader. PLers ask what you can do for PL. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Jacpher, cuqdada iska saar. Siyasada xun ee qabiil aan kasoo horjeesto. Laakinse yaa Waxbarasho, tacliin iyo horumarka wacan yaa kasoo horjeesan kara. siiba hadaa alaabtan cajiibka ah lagu sameeniyo. :D

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this