Sign in to follow this  
Dr_Osman

Parks are being built in Garowe. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Beer laga samaynayo meel u dhaxaysa Xarumaha Dawlada Hoose iyo gobolka Nugaal

Beer1-450x342.jpg

 

Beer qurxoon oo la beeray

Beer11-450x342.jpg

 

GAROOWE : Beer laga sameeyay meel u dhaxaysa Xarumaha Degmada iyo Gobolka Nugaal ee Garoowe

April 8, 2012 3:10 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor

Print

 

Garoowe:-Beer qurux badan oo u muuqata in si wanaagsan oo degdeg ah u baxayso ayaa laga beeray meel u dhaxeysa xarumaha Degmada iyo gobolka Nugaal ee Garoowe, taas oo la doonayo in ay bilic ku soo kordhiso magaalada.

 

Duqa Degmada Garoowe Cabdicasiis Nuur ayaa Puntlandpost u sheegay in ay in beertan mustaqbalka ay noqon doonto meel baakin iyo dhalinyarada ku kulmaan, balse iminka laga shaqaynayo xanaanadeeda iyo sidi ay u ahaan mid hana qaada.

 

Beertan, ayaa waxaa waxaa hirgashay Degmada waxaana maalashay hay’ado ajnabi ah ee ka hawlga Puntland.

 

Beertan, ayaa haddii ay baxdo waxa ay noqon doontaa mid caan ah oo magac loo baxsho, waxayna dib dadka qaarkiis u xasuusin doontaa baar Durdur iyo Maqaayadii New York ee ku taalay Barxadda Garoowe.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

kingofkings;816560 wrote:
every city needs an official state park

Indeed. unfortuantly most land is owned by private individuals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Somalia;816561 wrote:
Looks like a small garden.

LOL, be that as it may, it's still a step in the right direction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Chimera;816600 wrote:
LOL, be that as it may, it's still a step in the right direction.

I wouldn't really argue, because lets be real when the hell do you hear parks are being built in any somali city? The closest that came to it was burco that had small boulevard which is done in other cities like galkayo also so its nothing special. But this is going to the local park in garowe with tree and grass and benches to have highly intellectual debates

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this