Dr_Osman Posted April 8, 2012 Beer laga samaynayo meel u dhaxaysa Xarumaha Dawlada Hoose iyo gobolka Nugaal Beer qurxoon oo la beeray GAROOWE : Beer laga sameeyay meel u dhaxaysa Xarumaha Degmada iyo Gobolka Nugaal ee Garoowe April 8, 2012 3:10 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor Print Garoowe:-Beer qurux badan oo u muuqata in si wanaagsan oo degdeg ah u baxayso ayaa laga beeray meel u dhaxeysa xarumaha Degmada iyo gobolka Nugaal ee Garoowe, taas oo la doonayo in ay bilic ku soo kordhiso magaalada. Duqa Degmada Garoowe Cabdicasiis Nuur ayaa Puntlandpost u sheegay in ay in beertan mustaqbalka ay noqon doonto meel baakin iyo dhalinyarada ku kulmaan, balse iminka laga shaqaynayo xanaanadeeda iyo sidi ay u ahaan mid hana qaada. Beertan, ayaa waxaa waxaa hirgashay Degmada waxaana maalashay hay’ado ajnabi ah ee ka hawlga Puntland. Beertan, ayaa haddii ay baxdo waxa ay noqon doontaa mid caan ah oo magac loo baxsho, waxayna dib dadka qaarkiis u xasuusin doontaa baar Durdur iyo Maqaayadii New York ee ku taalay Barxadda Garoowe. Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 I love the town planning of garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 9, 2012 every city needs an official state park Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 9, 2012 Looks like a small garden. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 9, 2012 kingofkings;816560 wrote: every city needs an official state park Indeed. unfortuantly most land is owned by private individuals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 9, 2012 Somalia;816561 wrote: Looks like a small garden. LOL, be that as it may, it's still a step in the right direction. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 9, 2012 Chimera;816600 wrote: LOL, be that as it may, it's still a step in the right direction. I wouldn't really argue, because lets be real when the hell do you hear parks are being built in any somali city? The closest that came to it was burco that had small boulevard which is done in other cities like galkayo also so its nothing special. But this is going to the local park in garowe with tree and grass and benches to have highly intellectual debates Quote Share this post Link to post Share on other sites