Dr_Osman Posted April 8, 2012 Puntland Oo Shaacisey Inay Hirgelineyso TV iyo Idaacad Balaaran Oo Afkeeda Ku Hadla Updated:- 1 min ago| 1 Commnets Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay hirgelineyso warbaahin balaaran oo ku hadasha afka dowladda. Warbaahintaas oo ka koobnaan doonta Idaacad ku baahda hirarka Short Wave iyo FM-ka iyo TV ayaa fadhigeedu uu noqon doonaa magaalada madaxda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxmed Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in howsha warbaahintaasi ay tahay mid socota waxa keliya ee hadda u dhimanina uu yahay in la dhiso goobtii ay ku shaqeyn lahayd. Dr. Faroole ayaa xusay in sababta ay xiligan dowladda Puntland u garatay inay samaysato warbaahin balaaran oo afkeeda ku hadashaa ay tahay si loo kordhiyo xiriirka dowladda iyo bulshada isagoo ku tilmaamay inta badan warbaahinta maxalliga ah mid aan wanaagga sheegin xumaantana buun buunisa. Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa horay uga jirtey Idaacad ku hadasha afka dowladda Puntland inkasta oo ay tahay mid aysan baahinteedu dhaafin qaar kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal. Arintan ayaana ah mid laga dheehan karo sida ay xukuumadda hadda jirta ee Puntland oo horay loogu dhaliili jirey inaysan Saxaafadda tixgelin balaaran siin ay u garowsatay qiimaha ay warbaahintu u leedahya horumarka iyo xiriirka madaxda iyo bulshada. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 I am not sure if this a good idea!!! A democratic state is what Puntland is aiming to becoming which means a free media from government control. Isn't it counter-productive for our democratic ambitions to have a State TV and Radio with government influence? I think it's a terrible move. I like the way the state is now with free media and the govt should speak to those media. It may regulate the media to make sure it is fair, honest and balanced but a STATE TV and Radio is un-necessary!!! Media Regulation is a much better alternative and setting a standard which currently lacks in Puntland media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Dr osman this is good development what will the name of the TV be Tviga qaranka Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 It will be called TVGA somaliyeed ee Puntland ama Puntland TV for short amd Radio Puntland. Like American Broadcasting Corporation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 Xaji Puntland wa dawlad wa qaran it doesnt need to prove it just like america doesnt need to prove it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Relentless Posted April 8, 2012 Dr_Osman;816282 wrote: Xaji Puntland wa dawlad wa qaran it doesnt need to prove it just like america doesnt need to prove it xaji dadkan jahaweerer ba laydhadha iyo hadal aka shekoo baax baax. wa ruwayad waa sheko shidaaaal... 3months in nothing. now they see somaliland with tv station they want similar. hahaha riwayad. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Dr_Osman;816282 wrote: Xaji Puntland wa dawlad wa qaran it doesnt need to prove it just like america doesnt need to prove it Dr osman Pl is a mamuul goboleed a province of Somalia not a separate country u have to deal with the facts Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 Farole & Cabinet Take Out Siilanyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Dr osman faroole is the governor of garowe i don't think he is able to take any one out:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 ^^ Silanyo is also the governor of Hargeisa, what is it with Somalis and their convoluted titles? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 ^^ Siilaanyo is the elected president of the republic of Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 Xaaji Xunjuf;816364 wrote: ^^ Siilaanyo is the elected president of the republic of Somaliland A President of a "Phantom Republic". LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 9, 2012 Mario B;816367 wrote: A President of a " Phantom Republic ". LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Farmaraa Posted April 9, 2012 ****-LAANAYO and Foraale are two regional governors. However, the new TV and Radio of Puntland is great news..... the Puntland adminitration may give a name like Puntland Public TV (PPT) and the radio may also named Puntland Public Radio (PPR). Quote Share this post Link to post Share on other sites