Maaddeey Posted April 8, 2012 Ciidanka Puntland oo howlgallo dad ku qabqabtay Dhamme Aadan Muuse Jaamac / Bar-kulan Howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Garoowe ciidanka amniga Puntland ayaa waxa ay ku soo qabqabteen 104 qof oo looga shakisan yahay arrimo la xiriira amni xumo. Taliyaha saldhigga booliska ee Garoowe Dhamme Aadan Muuse Jaamac ayaa sheegay in dadkan ay isugu jiraan qaar lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda al-Shabaab, kuwo falal amni darro waday iyo qaar kale oo looga shakiyay in ay ka ganacsadaan mukhaadaraadka. Dhamme Aadan Muuse ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah dadka la soo xiray ay siidaayeen markii la baaray, hase yeeshee ay haatan baaritaan ku hayaan in ka badan 30 ruux oo kale oo ay ku tuhmayaan in ay xubin ka yihiin maleeshiyada al-Shabaab. Taliyaha ayaa sheegay in ujeeddada howlgalkan laga leeyahay ay tahay xaqiijinta ammaanka iyo in laga hortago wax kasta oo liddi ku ah. Tani ayaa noqoneysa tiradii ugu badneyd oo dad ah oo ay mar kaliye ciidanka amniga ee Puntland ku xiraan magaalada Garoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 excellent work PL Denfense Force/ Police Force. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 8, 2012 Excellent work indeed, anyone who is found to be a member of Al QAEDA/alshabaab should be executed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2012 Out of 104 they hold 30 people, why did they release them?. “Inta badan dadkaasi waynu sii deynay markii aanu wax dambiyo ah ku weynay, laakiin waxaa iminka baaritaano ku wadnaa 30 nin, waxaana weeye kuwo leh sifaadka argagaxisada ku soo duushay Deegaanada Puntland” what is the 'sifaadka argagaxisada'?. If you beleived it as a good job, you would be the first to post it, as you won't miss a burp in PL or kids visiting dhul gawaan ah!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 8, 2012 Maaddeey;816387 wrote: what is the 'sifaadka argagaxisada'?.... Sifaadka argagixisada waxaa kamid ah sidaadoo kale qofka u fakaraya. Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro. Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale". Waad ku amaanantihiin reer Puntland in qofkii ku sifooba labadaas aad soo qaqabataan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2012 ^^ Waa jirrantahay!. Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?. Intaadan jawaabin, maskaxda yartaa ka shaqeysii, brutto!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 8, 2012 Maaddeey;816419 wrote: Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?. Of course that is what interrogation means. you interrogate the suspected would be terrorists, But hey your right i agree with you Takfiiri terrorists are sleeping cells opportunistic cowards who will blow themselves before they answer for their deeds. But every nation have the right to defend themselves from this (mind and body terror). Good job Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2012 ^^ What was their 'sifaad', again?, coz, they were arrested and relesed after "interrogation". Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 8, 2012 Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro. Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale". And I advice you to avoid Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 8, 2012 Lol, isku noq-noqo weligaa!. Dadka haddii fekerkooda la ogaa iney argagixiso yihiin, maxaa loo sii daayey haddana?. Sida cad waa dad 'sifaad Iltizaam diineed' ka muuqdo, diid ama yeel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted April 8, 2012 ^ Adigu waxaan kaa sugayey in aad naga jaahil bixiso sababta aadan Xasan Dahir Aweys aadan u oran waa murtad isagoo la ogyahay in uu xariir dheer la'lahaa Isaias Afwerki. Sidoo kalena waxaanu ogsoonahay in Eritrea tahay wadan sida Ethiopia muslimku ku badan yahay balse in yar oo kiristan ah ay xukunto wadanka ayna caburiso muslimiinta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 9, 2012 ^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 9, 2012 Maaddeey;816620 wrote: ^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna , out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted April 9, 2012 Maaddeey;816620 wrote: ^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh. Maadeey meel fog baad martay. Waxaa kaaga fududayd adoo dhaha su'aashu waa mid adag iga qalee sxb .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2012 Maaddeey Adeer these people will be arrested, interrogated and then punished if hey have even a whiff of supporting terrorists. You want one of those car bombs to go of in Garowe or one of your little suicide bombers to blow themselves in Bossaso, so you can then gloat about he reach if your messed up organization. Quote Share this post Link to post Share on other sites