Sign in to follow this  
Maaddeey

Garowe: dad shacab ah oo la qab-qabtay!.

Recommended Posts

Maaddeey   

Ciidanka Puntland oo howlgallo dad ku qabqabtay

Dhamme-Aadan-Muuse-Jaamac-300x199.jpg

Dhamme Aadan Muuse Jaamac / Bar-kulan

 

Howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Garoowe ciidanka amniga Puntland ayaa waxa ay ku soo qabqabteen 104 qof oo looga shakisan yahay arrimo la xiriira amni xumo.

 

Taliyaha saldhigga booliska ee Garoowe Dhamme Aadan Muuse Jaamac ayaa sheegay in dadkan ay isugu jiraan qaar lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda al-Shabaab, kuwo falal amni darro waday iyo qaar kale oo looga shakiyay in ay ka ganacsadaan mukhaadaraadka.

 

Dhamme Aadan Muuse ayaa tilmaamay in qaar ka mid ah dadka la soo xiray ay siidaayeen markii la baaray, hase yeeshee ay haatan baaritaan ku hayaan in ka badan 30 ruux oo kale oo ay ku tuhmayaan in ay xubin ka yihiin maleeshiyada al-Shabaab.

 

Taliyaha ayaa sheegay in ujeeddada howlgalkan laga leeyahay ay tahay xaqiijinta ammaanka iyo in laga hortago wax kasta oo liddi ku ah.

 

Tani ayaa noqoneysa tiradii ugu badneyd oo dad ah oo ay mar kaliye ciidanka amniga ee Puntland ku xiraan magaalada Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Out of 104 they hold 30 people, why did they release them?.

“Inta badan dadkaasi waynu sii deynay markii aanu wax dambiyo ah ku weynay, laakiin waxaa iminka baaritaano ku wadnaa 30 nin, waxaana weeye kuwo leh
sifaadka argagaxisada
ku soo duushay Deegaanada Puntland”

what is the 'sifaadka argagaxisada'?.

 

If you beleived it as a good job, you would be the first to post it, as you won't miss a burp in PL or kids visiting dhul gawaan ah!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;816387 wrote:
what is the 'sifaadka argagaxisada'?....

Sifaadka argagixisada waxaa kamid ah sidaadoo kale qofka u fakaraya.

 

Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro.

Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale".

 

Waad ku amaanantihiin reer Puntland in qofkii ku sifooba labadaas aad soo qaqabataan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Waa jirrantahay!.

 

Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?. Intaadan jawaabin, maskaxda yartaa ka shaqeysii, brutto!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;816419 wrote:

 

Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?.

Of course that is what interrogation means. you interrogate the suspected would be terrorists, But hey your right i agree with you Takfiiri terrorists are sleeping cells opportunistic cowards who will blow themselves before they answer for their deeds. But every nation have the right to defend themselves from this (mind and body terror). Good job Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro.

Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale".

 

And I advice you to avoid Garowe.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lol, isku noq-noqo weligaa!. Dadka haddii fekerkooda la ogaa iney argagixiso yihiin, maxaa loo sii daayey haddana?. Sida cad waa dad 'sifaad Iltizaam diineed' ka muuqdo, diid ama yeel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

^ Adigu waxaan kaa sugayey in aad naga jaahil bixiso sababta aadan Xasan Dahir Aweys aadan u oran waa murtad isagoo la ogyahay in uu xariir dheer la'lahaa Isaias Afwerki. Sidoo kalena waxaanu ogsoonahay in Eritrea tahay wadan sida Ethiopia muslimku ku badan yahay balse in yar oo kiristan ah ay xukunto wadanka ayna caburiso muslimiinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;816620 wrote:
^^
Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna
, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Maaddeey;816620 wrote:
^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh.

 

Maadeey meel fog baad martay. Waxaa kaaga fududayd adoo dhaha su'aashu waa mid adag iga qalee sxb :D..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey Adeer these people will be arrested, interrogated and then punished if hey have even a whiff of supporting terrorists.

You want one of those car bombs to go of in Garowe or one of your little suicide bombers to blow themselves in Bossaso, so you can then gloat about he reach if your messed up organization.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this