Dr_Osman Posted April 8, 2012 Dawlada Hoose oo waddooyin cusub furtay GAROOWE : Waddooyin cusub oo la bilaabay April 8, 2012 10:59 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Print Garoowe:-Dawladda Hoose ee Garoowe ayaa bilowday Waddooin cusub kuwaas oo qayb-wayn ka qaadanaya bilicda magaalada, waxayna waddooyinkan isugujiraan kuwo Jay la dhigayo iyo kuw Town Plan-ka ka mid ah. Duqa Degmada Hoose ee Garoowe ayaa Puntlandpost u sheegay in ay waddooyinkan isugujiraan kuwo hawlahii caadiga ahaa ka mid ah oo ay magaalada bilicdeeda lagu hagaajinayo iyo kuwo ka mid ah mashaariicda GPLG loo yaqaan. Waxaa kaloo horay laamiga dhanka galbeed ee magaalada si wayn ugu fidayso laga sameeyay naqshad iyada oo la burburshay boosaas badan, waxaana la mamnuucay in wadada laamiga ah loo soo jirsado wax ka yar 20m. Magaalada Garoowe ayaa waxay noqotay mid ku caan baxday waddooyin waawayn oo aad u qurxoon waxaana ammaanta kuwaas la siiyaa dadka ku dhaqan magaalada Garoowe oo u hogaansama in waddooyin la furo islamarkaasna kuwa jira ilaashada. Dawlada Hoose ayaa oo taageero ka heshay dadka ku dhaqan Caasumada ayaa iyadu markasta u taagan hirgalinta waddooyin cusubb iyo ilaalinta waddooyinkii hore. Puntlandpsot.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 thanks osmano for the update:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 king I love how garowe does town planning!!!! I love the chaotic manhattan nature of Bosaso and I love the wild wild west side of galkayo, I love the history and Soul of Sool and Sanaag. My Puntland God bless you!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Dr_Osman;816215 wrote: king I love how garowe does town planning!!!! I love the chaotic manhattan nature of Bosaso and I love the wild wild west side of galkayo, I love the history and Soul of Sool and Sanaag. My Puntland God bless you!!! :D:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites