Sign in to follow this  
Dr_Osman

New Roads For Garowe As Town-Planning Accelarates

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dawlada Hoose oo waddooyin cusub furtay

wado-450x270.jpg

 

GAROOWE : Waddooyin cusub oo la bilaabay

April 8, 2012 10:59 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

Print

 

Garoowe:-Dawladda Hoose ee Garoowe ayaa bilowday Waddooin cusub kuwaas oo qayb-wayn ka qaadanaya bilicda magaalada, waxayna waddooyinkan isugujiraan kuwo Jay la dhigayo iyo kuw Town Plan-ka ka mid ah.

 

Duqa Degmada Hoose ee Garoowe ayaa Puntlandpost u sheegay in ay waddooyinkan isugujiraan kuwo hawlahii caadiga ahaa ka mid ah oo ay magaalada bilicdeeda lagu hagaajinayo iyo kuwo ka mid ah mashaariicda GPLG loo yaqaan.

 

Waxaa kaloo horay laamiga dhanka galbeed ee magaalada si wayn ugu fidayso laga sameeyay naqshad iyada oo la burburshay boosaas badan, waxaana la mamnuucay in wadada laamiga ah loo soo jirsado wax ka yar 20m.

 

Magaalada Garoowe ayaa waxay noqotay mid ku caan baxday waddooyin waawayn oo aad u qurxoon waxaana ammaanta kuwaas la siiyaa dadka ku dhaqan magaalada Garoowe oo u hogaansama in waddooyin la furo islamarkaasna kuwa jira ilaashada.

 

Dawlada Hoose ayaa oo taageero ka heshay dadka ku dhaqan Caasumada ayaa iyadu markasta u taagan hirgalinta waddooyin cusubb iyo ilaalinta waddooyinkii hore.

 

Puntlandpsot.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

king I love how garowe does town planning!!!! I love the chaotic manhattan nature of Bosaso and I love the wild wild west side of galkayo, I love the history and Soul of Sool and Sanaag. My Puntland God bless you!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;816215 wrote:
king I love how garowe does town planning!!!! I love the chaotic manhattan nature of Bosaso and I love the wild wild west side of galkayo, I love the history and Soul of Sool and Sanaag. My Puntland God bless you!!!

:D:D:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this