Somalia Posted April 8, 2012 The leader of Al-Shabaab is from Somaliland, when he lost in the south he wants to start with Puntland using the mountainous terrains between Puntland and Somaliland, why doesn't he start his "religious" crusade at home? It's a good question. Listen to the audio. http://horseedmedia.net/2012/04/08/faroole-al-shabaab-buuraha-golis-way-sahan-sadeen-una-soo-guure-dhegeyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted April 8, 2012 Daalo mountains in Sanaag is my sub clan territory and we loyal to qaranka Somaliland and not confused they will jab big time if they try. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Al-shabaab kadib markii laga soo saaray in badan oo kamid ah gobolada koonfureed oo ay horay ugu xooganaayeen ay usoo kicitimeen dhinaca deegaanada Puntland. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa tilmaamay laga soo bilaabo bishii August ee sanadkii hore xiligaas oo ay Shabaabku baneeyeen inta badan oo kamid ah fariismihii ay magaalada Muqdisho kaga sugnaayeen ay bilaabeen inay dhinaca Puntland usoo guuraan. “Hadii lagugu soo guuray oo aan wanaag laguula soo guurin hadde marka inaad wax qabato sow lagaama rabo, ilaa bishii August markii Al-shabaab uu xamar ka baxay Puntland geedi baa kusoo socdey” Faroole ayaa yiri. Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata sheegay in Al-shabaab markii uu soo food saaray cadaadis badan oo kaga yimid dhinaca ciidamada dowladda iyo ciidamada dalalka deriska ah ee kaabaya ay ku tashadeen sidii ay u tegi lahaayeen goobo kale. Deegaanada buuralyeda ah ee Golis ayuu madaxweynaha Puntland tilmaamay inay Shabaabku u arkeen goob istaraatiiji ah sidaas darteedna ay ugu soo guureen isagoo taas ka hadlayana waxaa hadaladiisii kamid ahaa. “Al-shabaab buuraha Golis way sahan sadeen, sahan bay keeneen, umana dayrin, kuna soo guure. Cidda lagu soo guuraa marka howli u taallaa” Madaxweynaha Puntland oo warkan sheegay mar uu ka qayb qaadanayey barnaamij ay su’aalo ku waydiinayeen ardayda wax ka barta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa ugu danbeyntii tilmaamay in sidii arintaas looga hortegi lahaa uu xil ka saaran yahay dadka deegaankaas kasoo jeeda, dowladda iyo guud ahaan bulshada Puntland. Ma ahan markii ugu horeysey ee uu madaxweynaha Puntland arintan ka dhawaajiyo, haseyeeshee waxaa jiray dhowr mar oo hore kuwaasoo uu sheegay inay jiraan in badan oo kamid ah dagaalyahanada ururka Al-shabaab oo usoo jiheystey dhinaca deegaanada Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Shabaaab will fight a guerrilla war now they just changed their strategy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Xaaji Xunjuf;816202 wrote: Shabaaab will fight a guerrilla war now they just changed their strategy. mr. terrorist sympathizer, do tell us their exact next plan sense these individuals not only hail from your clan enclave but also closely work with your enclave:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites