Saalax Posted April 7, 2012 Muqdisho,Xildhibaan Ashkir ” Qaraxa Tiyaatarka Waxaa Ka dambeeyey Puntland Waxayna rabeen in ay ku laayan WaxGalka Mogadishu”… Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir “Goobta qaraxu ka dhacayey waxaa filim ka duubayey 10 kaamiro, haddii qof dumar ahi ay qaraxa geysatay maxaa loo waayey muuqaalkeeda ka hor qaraxa.? Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qofkii fuliyey qaraxii 2 cisho ka hor ka dhacay tiyaartarka Qaranka, waxaana Xarakada Alshabaab oo sheegatay qaraxaasi ay sheegeen in qaraxa aaney fulin qof dumar ah, halka saraakiisha dowladdu ay sheegeen in ay fulisay qaraxaasi qof dumar ah. Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi uu ahaa mid ay hubanti tahay in ay wax ka ogaayeen ciidamada nabadsugidda, laguna diyaariyey goobtaasi, cidda ka dambeysana ay tahay Puntland, looguna talogalay in lagu qaarajiyo waxgalka beesha ******. Madaxweynaha shalay markii uu yimid tiyaatarka waan tusnay halkii qaraxa lagu qariyey, ma jirin qof dumar ah oo is qarxisay” ayuu yiri C/risaaq Ashkir, wuxuuna intaa ku daray in ay caado noqotay in mar walba in si xaq darro ah lagu qaarajiyo dad waxgalka ka ah bulshada dhexdeeda, haddana aan dib dambe la isku weydiin, wuxuuna wax lagu qoslo ku tilmaamay Guddi dowladdu u xilsaartay in ay soo baarto ciddii ka dambeysay qaraxaasi, wuxuuna intaa ku daray in todobaad kadib xaaladda qaraxaasi ay halkeeda ku dami doonto oo aaney jirin cid isweydiin doonto. “Baaritaan aan sameynay waxaan ku ogaanay in aysan jirin gabar is qarxisay, sababtuna waxey tahay dadku waa in ay 2 su’aal oo keliya isweydiiyaan, haddii ay gabar is qarxisay maxaa loo waayey muuqaalka gabadha in la helo inta aysan is qarxin, dhammaan filimadii laga duubay munaasabada waa laga arkayey dadkii ka qeybgalay, 10 kaamiro wax ka badan ayaa wax duubayey, safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir. Horufadhi News Desk. Horufadhi.com@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 7, 2012 http://horufadhi.com/2012/04/07/muqdishoxildhibaan-ashkir-qaraxa-tiyaatarka-waxaa-ka-dambeeyey-puntland-waxayna-rabeen-in-ay-ku-laayan-waxgalka-******/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool. please stop i can't laugh anymore. woooooooooooo. :D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Faroole wants to get rid of cabdi cawar now this is getting interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 kingofkings;816044 wrote: looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool. please stop i can't laugh anymore. woooooooooooo. :D:D:D What so funny kiddo?, I thought this type of conspiracy was up your street, you should be celebrating this kind of stuff. XX, stop calling your PM names, I'm sure you wont be pleased if I started calling the governor Hargeisa names too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 kingofkings;816044 wrote: looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool. please stop i can't laugh anymore. woooooooooooo. :D:D:D I'm a limousine ridin', jet flyin', kiss stealin', wheelin' dealin' son of a gun. WOOOO!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Lool@ My PM since when is Cabdi Cawar My pm:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Xaaji Xunjuf;816080 wrote: Lool@ My PM since when is Cabdi Cawar My pm:D since June 23, 2011 :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 kingofkings;816073 wrote: I'm a limousine ridin', jet flyin', kiss stealin', wheelin' dealin' son of a gun. WOOOO!! If this is how the high society of Puntland live their lives when there are 3.5m IDP's inside and outside Somalia, then the crisis is deeper than I thought. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 kingofkings;816081 wrote: since June 23, 2011 :cool: :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Mario B;816085 wrote: If this is how the high society of Puntland live their lives when there are 3.5m IDP's inside and outside Somalia, then the crisis is deeper than I thought. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted April 8, 2012 QUOTE....."safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir." News to me!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 8, 2012 :D ... tit for tat miyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 8, 2012 Puntland are good in killing their leaders. Second president and now almost killed the pm. Subxanalla Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 8, 2012 Peacedoon;816169 wrote: Puntland are good in killing their leaders. Second president and now almost killed the pm. Subxanalla Since when did Puntland kills the second President of Somalia, waa war cusub, you ought to break this to the tabloid news papers. Quote Share this post Link to post Share on other sites