Sign in to follow this  
Saalax

Horufadhi:Somalia MP Ashkir says Puntland was behind suicide bombings in Mogadishu

Recommended Posts

Saalax   

Muqdisho,Xildhibaan Ashkir ” Qaraxa Tiyaatarka Waxaa Ka dambeeyey Puntland Waxayna rabeen in ay ku laayan WaxGalka Mogadishu”…

Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir “Goobta qaraxu ka dhacayey waxaa filim ka duubayey 10 kaamiro, haddii qof dumar ahi ay qaraxa geysatay maxaa loo waayey muuqaalkeeda ka hor qaraxa.?

Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qofkii fuliyey qaraxii 2 cisho ka hor ka dhacay tiyaartarka Qaranka, waxaana Xarakada Alshabaab oo sheegatay qaraxaasi ay sheegeen in qaraxa aaney fulin qof dumar ah, halka saraakiisha dowladdu ay sheegeen in ay fulisay qaraxaasi qof dumar ah.

Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi uu ahaa mid ay hubanti tahay in ay wax ka ogaayeen ciidamada nabadsugidda, laguna diyaariyey goobtaasi, cidda ka dambeysana ay tahay Puntland, looguna talogalay in lagu qaarajiyo waxgalka beesha ******.

Madaxweynaha shalay markii uu yimid tiyaatarka waan tusnay halkii qaraxa lagu qariyey, ma jirin qof dumar ah oo is qarxisay” ayuu yiri C/risaaq Ashkir, wuxuuna intaa ku daray in ay caado noqotay in mar walba in si xaq darro ah lagu qaarajiyo dad waxgalka ka ah bulshada dhexdeeda, haddana aan dib dambe la isku weydiin, wuxuuna wax lagu qoslo ku tilmaamay Guddi dowladdu u xilsaartay in ay soo baarto ciddii ka dambeysay qaraxaasi, wuxuuna intaa ku daray in todobaad kadib xaaladda qaraxaasi ay halkeeda ku dami doonto oo aaney jirin cid isweydiin doonto.

“Baaritaan aan sameynay waxaan ku ogaanay in aysan jirin gabar is qarxisay, sababtuna waxey tahay dadku waa in ay 2 su’aal oo keliya isweydiiyaan, haddii ay gabar is qarxisay maxaa loo waayey muuqaalka gabadha in la helo inta aysan is qarxin, dhammaan filimadii laga duubay munaasabada waa laga arkayey dadkii ka qeybgalay, 10 kaamiro wax ka badan ayaa wax duubayey, safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir.

 

Horufadhi News Desk.

Horufadhi.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

kingofkings;816044 wrote:
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool. please stop i can't laugh anymore. woooooooooooo.
:D
:D:D:D

What so funny kiddo?, I thought this type of conspiracy was up your street, you should be celebrating this kind of stuff. :D

XX, stop calling your PM names, I'm sure you wont be pleased if I started calling the governor Hargeisa names too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;816044 wrote:
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool. please stop i can't laugh anymore. woooooooooooo.
:D
:D:D:D

I'm a limousine ridin', jet flyin', kiss stealin', wheelin' dealin' son of a gun. WOOOO!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

kingofkings;816073 wrote:
I'm a limousine ridin', jet flyin', kiss stealin', wheelin' dealin' son of a gun. WOOOO!!

If this is how the high society of Puntland live their lives when there are 3.5m IDP's inside and outside Somalia, then the crisis is deeper than I thought. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;816085 wrote:
If this is how the high society of Puntland live their lives when there are 3.5m IDP's inside and outside Somalia, then the crisis is deeper than I thought.
:(

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

QUOTE....."safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir."

 

 

 

News to me!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Peacedoon;816169 wrote:
Puntland are good in killing their leaders.

Second president and now almost killed the pm.

 

Subxanalla

Since when did Puntland kills the second President of Somalia, waa war cusub, you ought to break this to the tabloid news papers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this