Saalax Posted April 7, 2012 War Deg-deg Ah: Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Guddi U Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaliya Hargeysa (Ramaas) Apr 7,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa guddi u saaray qabanqaabada wada hadalada Somaliland la gali doonto Somaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo guddi shan xubnood ka kooban u saaray qaban-qaabada wada hadalada Soomaliya. War-saxaafadeedka Madaxtooyadda oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka (Somaliland & Somaliya) kuwaas oo kala ah:- 1. Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar 2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Nuur Caraale (Duur) 3. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Axmed Cabdi Xaabsade 4. Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka, Xuseen Axmed Caydiid iyo 5. Wasiirka Beeraha, Prof. Faarax Cilmi Maxamuud Gudigani waxay ka qayb-gelidoonaan kulan gogol-xaadha oo ay labada dhinac dhawaan ku yeelan doonaan Magaalada London ee Cariga ingiriiska. ALLAA MAAHD LEH Cabdilaahi Maxamed Daahir Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Ramaasnews desk Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 7, 2012 http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/War-saxaafadeed-Madaxwaynaha-Somaliland-Oo-Guddi-Shan-Xubnood-Ka-Kooban-U-Saaray-Wada-Hadalada-Soomaliya.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 7, 2012 Good step forward .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted April 8, 2012 Siilaanyo himself she should sit down with the central gov.. Somalia gov shouldnt sit with these new boys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted April 8, 2012 and what was that earlier group headed by Riyaale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Its all going well so far:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 Farole where are you!!! waxan oo kale looma dhul qadan karo siilanyo just did a huge disrespect to farole and ignored his demands Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Dr_Osman;816243 wrote: Farole where are you!!! waxan oo kale looma dhul qadan karo siilanyo just did a huge disrespect to farole and ignored his demands Dr osman there is little faroole can do Farooles president is sharif and Somaliland will talk to the authorities in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 8, 2012 xiimaaya;816144 wrote: Siilaanyo himself she should sit down with the central gov.. Somalia gov shouldnt sit with these new boys. I am sure that will happen sometime Insha Allaah, laakiin wadahallo kasta ayaa marka hore u billowda qaab ay ka qayb galaan madax hoose ama dhexe. Raggaan la soo xulay ma xuma. I just hope in Madaxweyne Shariif soo xulo dad u leh aqoon iyo waaya-aragnimo hawshaan. Heshould include dad 60-kii heshiiskii dhacay wax kala socda.....No 4.5 maalayacni please:D Guess where they are going to meet? UK baan filayaa....warbixin intaas ka badan in la hor boodo ma fiicna:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 8, 2012 The dream is coming to an end faster than we thought. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 ^They were saying that the past 21 years its just getting better and better every day:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 8, 2012 Farole will deal with this issue on the strongest of terms to send a message to rogue administration without puntland approval any discussions is null and void. by default How somaliland lobby will challenge the article that clearly addresses Somalia territorial unity in the constitution which has been agreed upon by domestic and international stakeholders will be interesting indeed!!! sheekoy ku nacay miyaa siilanyo another nice lie to his ppl Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 8, 2012 Xaaji Xunjuf;816283 wrote: ^They were saying that the past 21 years its just getting better and better every day:D I agree with you,the dream has taken 21 long years but finally coming to an end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 8, 2012 Abdul that's a wishful thinking Somaliland always wanted to talk to a government in Somalia the past 21 years but there wasn't really a government in Somalia the past 21 years this is the time and i think President sharif and his government can be a good partner in dialogue. But Mark words Somaliland independence is never ever in dispute its the aspirations of the people of Somaliland no one can change that:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 8, 2012 ^^ What independence, I thought your ictiiraf demands were politely turned down by the IC, didn't you listen to Her Excellency the American Secretary of State? Quote Share this post Link to post Share on other sites