Dr_Osman Posted April 7, 2012 Daawo Muuqaalka Deegaan Dalxiiseedka Laag ee Duleedka Boosaaso[sawiro] Updated:- 23 mins ago| 1 Commnets Deegaanka Laag oo qiyaastii 30km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Booosaaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland, wuxuu kamid yahay goobaha loo dalxiis tago ee ugu bilicsan Puntland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Maalmaha fasaxa ee todobaad walba iyo xiliyada Iidaha waxaa laag u dalxiis taga dadweyne u badan dhalinyarada wax ka barta dugsiyada sare iyo Jaamacadaha magaalada Boosaaso. Sidoo kale waxaa jira qoysas maalmaha qaar gaar ahaan xiliga xagaaga deegaanka Laag u taga sidii ay ugusoo hawo gedisan lahaayeen kuwaas mar marka qaar kusoo qado karsada. Laag oo ah deegaan ay beeraha qudaartu kasoo go’do ku badan yihiin waxaa ku yaal ceel weyn oo dur dur ah kaas oo caan ku ah magaca ah (Aaadaanka). Ceelkan oo ku yaal goob buuraley ah oo aad u qurux badan ayaa ah mid ku dabaalashadiisa aan marna laga daalin, waxaana ku xeeran jewi aad u degen oo ay muuqaalka cagaaran ee dhirta iyo codka shimbiruhu bilayaan. Horseed Media waxay idiin soo gudbineysaa sawiro aad u qurux badan oo muujinaya muuqaalka deegaan dalxiiseedka Laag ee maalinta Jimacaha. Maxamed Salaad Xaaji Dirir Horseed Media Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 7, 2012 nice. add 3 cottages, barbeque grill and some wooden chairs, call it Rift Valley safari and charge 300 dollar a night. thats what Kikuyu's do sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 7, 2012 Dr. FYI Laag ain't puntland Makhir state waaye.you probably don't know so you ask whoever your Guru was. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 7, 2012 I thought Qardho boys own all the dry rivers in Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 8, 2012 Bari, PL :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 8, 2012 Beautiful pics... Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted April 8, 2012 Beer-Gaal;815884 wrote: Dr. FYI Laag ain't puntland Makhir state waaye.you probably don't know so you ask whoever your Guru was. Adiga mudug expert baanu kugu ogayn hadana ma bari baad gashay? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites