Sign in to follow this  
Dr_Osman

Come and Vacation In Puntland. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Daawo Muuqaalka Deegaan Dalxiiseedka Laag ee Duleedka Boosaaso[sawiro]

Updated:- 23 mins ago| 1 Commnets

 

 

 

 

Deegaanka Laag oo qiyaastii 30km dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Booosaaso ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland, wuxuu kamid yahay goobaha loo dalxiis tago ee ugu bilicsan Puntland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Maalmaha fasaxa ee todobaad walba iyo xiliyada Iidaha waxaa laag u dalxiis taga dadweyne u badan dhalinyarada wax ka barta dugsiyada sare iyo Jaamacadaha magaalada Boosaaso.

 

Sidoo kale waxaa jira qoysas maalmaha qaar gaar ahaan xiliga xagaaga deegaanka Laag u taga sidii ay ugusoo hawo gedisan lahaayeen kuwaas mar marka qaar kusoo qado karsada.

 

Laag oo ah deegaan ay beeraha qudaartu kasoo go’do ku badan yihiin waxaa ku yaal ceel weyn oo dur dur ah kaas oo caan ku ah magaca ah (Aaadaanka).

 

Ceelkan oo ku yaal goob buuraley ah oo aad u qurux badan ayaa ah mid ku dabaalashadiisa aan marna laga daalin, waxaana ku xeeran jewi aad u degen oo ay muuqaalka cagaaran ee dhirta iyo codka shimbiruhu bilayaan.

 

Horseed Media waxay idiin soo gudbineysaa sawiro aad u qurux badan oo muujinaya muuqaalka deegaan dalxiiseedka Laag ee maalinta Jimacaha.

 

Maxamed Salaad Xaaji Dirir

 

Horseed Media

 

Boosaaso

 

Laag-013-640x480.jpg

Laag-018-640x480.jpg

Laag-023-640x480.jpg

Laag-162-640x480.jpg

Laag-161-640x480.jpg

Laag-074-640x480.jpg

Laag-156-640x480.jpg

Laag-051-640x480.jpg

Laag-064-640x480.jpg

Laag-135-640x480.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nice. add 3 cottages, barbeque grill and some wooden chairs, call it Rift Valley safari and charge 300 dollar a night.

 

thats what Kikuyu's do sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Beer-Gaal;815884 wrote:
Dr. FYI Laag ain't puntland Makhir state waaye.you probably don't know so you ask whoever your Guru was.

Adiga mudug expert baanu kugu ogayn hadana ma bari baad gashay? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this