Sign in to follow this  
kingofkings

Mudane Madaxweyne Faroole answers questions @ PSU

Recommended Posts

Garowe(Puntlandi.com):- Madexweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud faroole ayaa maanta markii ugu horaysay dood furan la yeeshay Ardayda Jaamacadaha iyo Aqoonyanka Puntland oo wada jira.

 

Kulankan oo ahaa mid aad u qiima badan wakhti badan loo fadhiyay ayaa Madexweynuhu wuxuu kaga jawaabay si aad u wanagasan su’aalo dhinacyo badan leh oo ay ka qaybgalayaashu ka waydiiyeen arrimaha Maamulka Puntland iyo qorshayaasha mustaqbalka ee horumarinta deegaanka la xiriira.

 

Madexweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud faroole waa madexweynihii ugu horeeyay ee dood furan oo caykan ah la qaato dadweynaha marka loo eego maamuladii kala duwanaa ee Puntland soo maray, wuxuuna madexweynuhu balan qaaday in uu sidan oo kale marar badan bulshada ula kulmi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;815706 wrote:
What did this president contribute to PSU during his term?

Mr. Jacpher, you sure do ask a lot of questions for a guy whose been here since 2004.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this