Aaliyyah Posted April 7, 2012 ^ exactly my point. Qofki caqli leh ee qabiileste aheen inta wuu fahmi karaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 Shariif did not call cabdiweli the day of the bombing. When he was told about it, nothing has changed in his face he went on with his business. didn't stop anything. Yariisoow who is with cabdiweli everyday skips the event also. Qaraxii ka Dhacay Tiyaatarka oo laga Qaarajin Rabay Cabdiweli Gaas oo ay soo baxayaan Shakiyo badan... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed Ma tegin waana laga sugayey. Wasiirka arimaha Gudaha Cabdisamad Macalin Mohamuud ma uusan tegin Xafladda sanadguuradii 2-aad ee Taleefishinka Qaranka. Wasiirka Caafimaadka Cabdicasiis Sheekh Yusuf oo abti u ah Wasiirka arimaha Gudaha ma uusan tegin oo waxaa la sheegayaa in wasiirka caafimaadka ku yiri Abti maxaad meesha ka doonaysaa waxbaa la sheegsheegayey. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Tarsan Iyo Agaasimaha Nabadsugida Qaranka Mr Fiqi ma tegin meesha. Eng. Yariisoow oo ah afhayeenka Xukuumadda, aanan ka hari jirin Raisul Wasaaraha ma uusan imaanin Xafladda. Waxaa kale oo la sheegay xildhibaano la joogay madaxweynaha markii la soo sheegay qaraxa waxay sheegeen in uusan waxba iska bedelin oo dadkii uu qaabilaayey sii watay, mana wicin Raisul wasaaraha maalintii qaraxu dhacay habeenkeedii. Gabadha wax qarxisay waxay iska dhigtay ruux uur leh waxaan irida kasoo daayay Agaasime taageerayaasha Sheekh ah. warlalis.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 it is tragic the president didn't even call cabdiweli the day these monsters murdered masakin somaliyed and tried to kill cabdiweli. shariif is a snake. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 Shinbir Majabe;815850 wrote: Dadkaan qabyaaladd ayaa dardartay.. (AUN dhamaantiin). Kaba soo qaad Shiikh Shariif ama Tarsan oo rabo inay dilaan Cabdiwali, ma waxay ku dhax dilayaan Tiyaatarka oo ay imaanayaan dadki ugu badnaa ay ka dhasheen, (4 qof oo ku dhimatay, dhamaantood waa reer Muqdisho). mise waxay dooran lahaayeen si ka fudud oo ah in Baabuurkiisa, Gurigiisa, Sariirtiisa bam u geliyaan. Xitaa ilaaladiisa ayay u diri karaan iney dilaan. Istaqfurulaaah! Waxaasoo dhan waxaa iga keenay ciil aan u qabo Qabyaaladda. you don't know how the TFG works. loool. mogadishu shariif laftigiisaa la lilaaliyaa. cabdiweli's security, office, home is not in hands of shariif or his clan. you people are so clueless sometimes i wonder if you think. again shariif don't have power of pm security. if sharif has power he would have killed Shariif Xasan long time ago. get real. shariif can work with his old friends alshabaab. that is his only shot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 7, 2012 This is balderdash and piffle from Puntland's useful ******!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Mario B;815913 wrote: This is balderdash and piffle from Puntland's useful ******!! you only have been here since jan. 2012 and most of your time you're on PL this and PL that. you know, there's more to life than being a troll that lives under PL bridge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 7, 2012 kingofkings;815924 wrote: you only have been here since jan. 2012 and most of your time you're on PL this and PL that. you know, there's more to life than being a troll that lives under PL bridge. So you endorse this pathetic thread?, and also you should be the last person to call anyone a troll. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 what is pathetic is qabiiliste galeeyr supporters attacking puntland har iyo habeen. get a life and worry about lascanod. dadkaan wareersan ya ka qabta meesha. puntland ku khafifeen oo madaxa wada xanuunaya iyaga dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Mario B;815934 wrote: So you endorse this pathetic thread?, and also you should be the last person to call anyone a troll. calling a spade a spade is not trolling, rather a complement. Finally, we the PL community, on SOL recognize your hard work and give you the PL Troll Under the Bridge Award. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 ^^ looool. Maria is hopeless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 7, 2012 Mooge;815935 wrote: what is pathetic is qabiiliste galeeyr supporters attacking puntland har iyo habeen. get a life and worry about lascanod. dadkaan wareersan ya ka qabta meesha. puntland ku khafifeen oo madaxa wada xanuunaya iyaga dhan. This thread is pure clanism, you know it. LA is our [KS] problem, I don't expect anything from your side except back stabbing and undermining of our fledgling state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Mooge;815940 wrote: ^^ looool. Maria is hopeless. loooooooooooooool:D you know Maria too:confused: seriously SOL needs to kick gender confused people out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 7, 2012 Mooge;815940 wrote: ^^ looool. Maria is hopeless. You need lessons in self awareness, saxib!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Mario B;815946 wrote: You need lessons in self awareness, saxib!! and look where it got you maria. seriously why would you wish that on people:confused::mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites