Jacpher Posted April 7, 2012 ^lol. War inanta ka xishood cirka lagula aadi yaan ku oranee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 7, 2012 Moge lol hadii cid mesha wax ku waalatay adaa puntland ku waashey .malinti dhoweed aan so post gareeyey in ninki la eryay yidhi gaas ba hishiis ila ahaa wa adigii dagaal igu bilaabay iyo aflagadeen anoo war uun so dhajiyay ..marka sxb hadii cid wax ku walatay wa adiga. Shiekh sharif adeerka in uu dilo waxba kama faaidayo marka wax intan ka macquul ah lasoo shir tag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 Jacpher;815716 wrote: ^lol. War inanta ka xishood cirka lagula aadi yaan ku oranee. waa run jacphar gabar weeye, lakin waxay ku hadlayso waa yaabka yaabkiisa. adeerka bay tiri. lol. shariif way so dhawaysay, cabdiwelina way nacday. cabdiweli waa ninka wadanka kala wada oo wax badan qabtay. waa nin maskiin oo wadani ah jecel inuu dowladnimo so celiyo. wamaxay waxa aliyah abdiweli ku nacday? waa masayr qabiil. puntland qabiilka ugu weyn dega ma maqli karto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 7, 2012 Shiiiiiit, when was Khaatumo recognized? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted April 7, 2012 What are you on about Mooga? Please take your tribal dribbling elsewhere~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted April 7, 2012 Total nonesense, waa iska sheeko maqaayad waxaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 7, 2012 moge, cuqdada iyo qabiilnimada iska saar sxb. Intaas ba iko talo ah. Shiekh Sharifna amaan haka helo.Adeerka abdiwalina haduu wadani yahay cidna uma diidaso laakin ogow runtuba way tagi. Wadninimana afka laguma noqdo, you know what they say "actions speak louder than words". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted April 7, 2012 If you believe Sheikh Shariff was behind the bombing you need your head examined. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 7, 2012 shacabkamedia.com Farxad Isu Bedeshay Baroordiiq Kadib Markii Qarax Uu Tarzan La Beegsaday R/Wasaare Gaas Uu Ka Dhacay Tiyaatar Uu Ka Khudbadeynayey) Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted April 7, 2012 Mooge adiga mainstream somalia media outlets maba akhrisid baan filaaya.. meelo baas oo shayaadin ku falaado baad akhrisaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Mooge;815794 wrote: shacabkamedia.com Farxad Isu Bedeshay Baroordiiq Kadib Markii Qarax Uu Tarzan La Beegsaday R/Wasaare Gaas Uu Ka Dhacay Tiyaatar Uu Ka Khudbadeynayey) so far these are the known facts; exhibit A: key mogadishu politicians who normally take part in key events were missing. WHY:confused: exhibit B: the young woman easily passed through mogadishu's "green zone" without difficulties. WHY:confused: exhibit C: on the very last minute, key mogadishu politicians such the current transitional federal president and mogadishu mayor decided not to attend the event. WHY:confused: motivations factor 1: push for more time even though the UN, US, and EU stated the current government must end before August 31, 2012 factor 2: the current UN Representative, Mahiga, for Somalia exposed the connection between the terrorist group and the group behind sharif factor 3: the clan elders of the south do not want a peaceful somalia, it's not in their interest factor 4: many groups both inside somalia and outside somalia, mainly composed of somali politicians and interest group are against peace and transition to federalism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted April 7, 2012 Source: Warlalis.com. Dabcan Warlalis waad tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted April 7, 2012 Its more likely that someone from buntuland tries to kill their own pm. The second president was taken out by same brother from Garowe community centre. Who is behind all the assassinations in Bosaso, Northern Gaalkacyo ? U cant blame it on the Baidoa citizens because they are deported to south Gaalkacyo. So this all says to me: the puntlanders are at each others throat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 7, 2012 Peacedoon;815838 wrote: Its more likely that someone from buntuland tries to kill their own pm. The second president was taken out by same brother from Garowe community centre. Who is behind all the assassinations in Bosaso, Northern Gaalkacyo ? U cant blame it on the Baidoa citizens because they have deported to south Gaalkacyo. So this all says to me: the puntlanders are at each others throat. naive and wishful thinking on your part. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 7, 2012 Dadkaan qabyaaladd ayaa dardartay.. (AUN dhamaantiin). Kaba soo qaad Shiikh Shariif ama Tarsan oo rabo inay dilaan Cabdiwali, ma waxay ku dhax dilayaan Tiyaatarka oo ay imaanayaan dadki ugu badnaa ay ka dhasheen, (4 qof oo ku dhimatay, dhamaantood waa reer Muqdisho). mise waxay dooran lahaayeen si ka fudud oo ah in Baabuurkiisa, Gurigiisa, Sariirtiisa bam u geliyaan. Xitaa ilaaladiisa ayay u diri karaan iney dilaan. Istaqfurulaaah! Waxaasoo dhan waxaa iga keenay ciil aan u qabo Qabyaaladda. Quote Share this post Link to post Share on other sites