Sign in to follow this  
Mooge

Shareef and nuur cade at war with each other

Recommended Posts

Mooge   

Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed iyo wakiilka Dawladda Soomaaliya ee Dalka talyaaniga iyo Midawga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa khilaafkoodu waxuu marayaa heer aad u xun.

 

Khilaafka ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo Madaxweyne Shariif oo horey u codsaday inuu booqasho ku tago Dalka Talyaaniga, ayaa markaask a dib waxaa isna codsaday Raisul wasaaraha Dawlada Soomaaliya Cabdiweli Gaas, Dawladda Talyaaniga ayaan ka soo jawaabin codsigii Madaxweyne Shariif, balse waxay aqbashay codsigii ka yimid Raisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Gaas.

 

Madaxweyne Shariif ayaa la sheegay in uu arintaas aad uga carooday, uuna aaminay in Amp. Nuur Cade uu ka danbeeyay diidmada talyaanigu uu diidey codsiga Madaxweyne Shariif, Nuur cade oo ka jawaabay taleefan ka yimid madaxweynaha ayaa u sheegay in aqbalaada iyo diidmada aysan isaga gacanta ugu jirin, balse ay dawladda Talyaanigu go,aanka leedahay.

Shariif Sheekh Ahmed oo beryahaan la soo baxay qabyaalad aad u fool xun ayaa la sheegay inuu ku caayay Taleefanka Amp. Nuur cade, isaga oo ku yiri, anaga ayaa qaladka iska leh oo ****** masuuliyad u dhiibanay.

 

 

Warlalis, Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;815673 wrote:
Shariif Sheekh Ahmed oo beryahaan la soo baxay qabyaalad aad u fool xun ayaa la sheegay inuu ku caayay Taleefanka Amp. Nuur cade, ..

ّWar heedhe bahasha xageed la aaday. saw ma ogid in shariifka iyo nuur cadde ay isku qolo yihiin. haddii warkan uu sax yahay taas waxay ku tusaysaa in arrintu aysan qabiil shaqo ku lahayn oo nuur cadde shariifka bay ahayd inuu arjigiisa hor marsho oo c/wali dib dhigo.

 

you just shot your self on the foot Mr Wax Mo'oge.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duuliye sare SH shariix( sh dalxiis) is looking every excuse to enter inside airplane. this man loves so much to fly he will do anything.

probably Sh shariif will not be president coming elections in augusto 2012. i advice him to become PILOT. inuu lacagtii yareeyd ee 4tii sano uu ahaa Madaxweynaha TFG aruursaday inuuu ku galo schoolada lagu barto Diyaaraha sida loo wado. sidaana uu ku noqdo pilot. xitaa hadduu noqon waayo pilot waa inuu sh shariif raadiyaa inuu noqdo Flight attendant dadkana shaaha u geey geeyaa.

 

SH shariif is a Joke walaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this