BOB Posted April 7, 2012 Nice Pics Bro. Thanks for sharing. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 7, 2012 Xaa tiri Nuune, Bikinis and Somali girls waa kow. I need tan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted April 7, 2012 Hadee amuu Al Falaax ka wadaa oo uu afka kasoo dafay bikini? bal hubso. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 7, 2012 Che, waa inaad meeshaas aadaa, haa runti, bikini ayey xirnaayeen, top waxba kuma xirneeyn igamana ahan xayeysiis, waa waxaan indhahayga ku arkey, well I didn't looked at them, ayukaa iga soo hor baxey and no choice than looking at their gantaalo that looks like in waa hore caana laga maaley oo sidii geedka hareeriga ah caleemihiisa u dhacsanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 7, 2012 Bob...Maya duqa Nuune asoo wax hubin iskama dhaho ama afka kama soo xado. lool@Nuune...war meesha inaa booqdo waaya marka. I am assuming these were Westerners not Maryooley from Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 7, 2012 both sxb, maryooleey from kenya and maryooleey from the west too, hadaa booqaneesid make sure to go the pirates beach, waa the public one you will find everyone here Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted April 9, 2012 Malika usheeg..nothing comes close to bongo & zanzi.. Nuune-mar hadaad gantaalo ku tilmaante..dee ishaad ku gubte ina adeer iska qiro laguma takooriye. Nice pics btw. Hope to see it sometime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 9, 2012 ^lool...couldn't help it dee. Who would miss something staring at you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted April 9, 2012 ^^^nacam...but the flip-flopping baa ka daran so mahan..dhib maleh kuwa badan baa laqabo that predicament lol. Same here,..if i saw "joe 6-pack" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 9, 2012 lol@joe 6-pack.. staring is the word!! Nuune, Istanbul seems to be decent and quite neat really. Laakiin tii ku afduubtay, qaabdaratu miyaysan jini beach ku geenin. Skinny dipping ma qabaan miyaan jiniyaashada? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 9, 2012 Nuunka, hoteelada Bambaasa suiteka ah ka waran. Ilaa iyo meeqo ayee waaye qiimahooda habeenkii seexashada. Kuwee Soomaali lehna, mid Saxaafi la dhaho in uu ku yaalo u maleynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 10, 2012 MMA, soomaalida waxee jecelyihiin meel ay iskugu imaadaan, even xataa haduu hoteelka xunyahey doesn't matter as long ay helaan meel yara magac leh oo lagu kulmo, that is hotel saxafi, but it is not bad, magaalada waxaa iska leh dadka cadcadka ah, baajuuni, ayukaana ugu badan magaalada, oo business ayyi nooc ku leh, hindi iska noqotey baajuun xataa waa buuxaan, soomaali iska noqotey cadcad waa buuxaan, badanaa waxee soomaalida leeyihiin waa hoteel ay kireesteen ay cammireen kadibna sii kireeyeen, there are countless lodges as well where people rent it, only to be rented to tourists, they make a lot of money, say for example, you rented 5 bedroom house, waa cammirtey, qataroos ka dhigtey, waxaaba ka ijaarteyba the holiday makers, nightly 100 dollar illaa 150 dollar uga ijaaree hadee family yihiin to use the 5 bedroom house, for one week hadey joogaan, you are making some money, to do this kind of business, you will have to be brutal and aggressive, some maryooleey ayaa intaa saas sameeyeen even in strategic areas, weyba ku khasaareen, marketingkaa ka halaabey, quick cash and profit rabeen, see camal, visitorska you have to seek them, not the other way! hoteelada are average, but neat and professional, laba kun oo shiling illaa 6kun oo shilling will do wonders for a night, some even might include breakfast for you haduu ka badanyahay shan kunoo shilling. waa comfort, si fiican aa u seexanee, all en suite, the reception, the welcome, the people, all classic magaalada sida nayrobi uma wasaq iyo dhooqa badna, meel kasta waa shamiito or sibidh or laami, no bus indhaha kaa galeyso, in fact, not even a litter on streets, wish Nairobi was like this, one of the cleanest cities in east africa but apart from that, the weather can get hot, very hot, kaneeco too is natural, but it doesn't cause you malaria, even hadey 10 sano isk xigtu oo every night ku qaniinto you won't catch malaria, compare that to few nights kaneeco ku qaniinto in nairobi or garissa, you danger to malaria. The food is classic, and depends where you eat, you will find all kinds of food, specially indian food, soomaali one's, ugaali, italian and even Burmese. in terms of Soomaali, their number is OK, but you will hardly see any Somali sometimes in city center even hadaad dhax socoto for hours, everybody greets you asalaam alaikum, a tradional greeting, haku yaqaano ama yuusan ku aqoonin, even hindiga would say that, waa iska caadi, dumarka waxee ku labisanyihiin buibui, or cabaayado wada madmadoow, it is a fashion, cabaayada has to be mid xabadka kaaga dhagan, the isbaalo has to show up, very ciriiri cabaayad on the top, and at the back, this is fashion, waa normaalito, sikta aa saas loo luxaa, waa iska caadi, even tan caruurta wadato ama uurka ah, the beauty of the women is exceptional, waa wada carab, even soomaalida xataa joogto, the mganga, you could do that too, hadaa rabto afar naagood, meel aa tagee, afar kala xiran oo wada xiiran gacanta laguu galinaa, waa iska caadi, afar waa laguu baneeyey, the trip between nairobi and mombasa is by air, by bus, don't try the air, sika iloow, I know it is quick and only an hour, but iska hilmaan, faa'iida malahan, anaa the air marey, maba jeclaan, then tried by bus, waaba khatar, aduunya ilaahey, the buses normally travel at night, safarkaa habeenkii fiican, their is a stop for a break at mid point, maqaaxi soomaali leedahay oo sameesatey ayaa la istaagaa, Taleex aa la dhahaa, you can't imagine the money they are making, all buses to and from mombasa travel a night, and stop at taleex restaurant, there could be 30 buses at one point standing for a break, each bus can carry upto 60 passengers, you could make 20 friends in one night alone, make 9 to be females, all the buses travel at the same time, 9pm at night, arrival at early morning salaad subax around 5:30am or 6am, 5:30am every business in Mombasa is open, dadka waaba la shaaheenayaa, la baashaalayaa, la kifaaxayaa, meeshan aaba habeen ma is dhaheesid, aawey dadkii hurdey, the reason, 5:30 marka la tukadaba, qorraxda yub, alasey ayba iska soo fadhiisanee, coastyga aa ugu wacan, habeenkii fiidkii baashaalka aduunka, discowya waa jiraan, hadaan kuu tilmaamo anee danbi igu tahey or those readin, laakin Maadeey aa ila arkey few classic one's at the beach(the private one @ Nyali), and 3 other discow dhansa in city center, one not far from the main street at bondeni, mid kalena the ferryga meesha laga raaco u dhawyahey, ka gudub, goormee aadee mombasa, utange waa tagey, waa dhisantey, gurya waxaa laga dhisey aadan maleen karin, it is about 35 minutes drive hadaa mtatu qaadatid oo istaageyso meel kasta, hadii kale waa 15 minutes drive from downtown, utange waxaa hada dagan qurba joogto oo kali ah, villooyinka adduunka, guri kasta wuxuu ka koobanyahey 6 ama 7 qol oo sii dheeryihiin the maid's room, and guest's room, ganjeel weyn guryaha leeyihiin, barxad aan caadi aheyn, guri kuguma dhagano, waa yaabee, ma sii wadaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 10, 2012 Soomaalidaa. Ma xirooyinkii ayee daaro ka dhisteen. Perhaps qaxootinimadii sagaashameydii u xiiseen ay ku jiri jireen xiradaas. Aawey Reer Giryaamo, daris lama aha miyaa wali? Basaska waa ogaa oo Crown iyo Ocean labadaba Islii ka baxaan. Dadka badankoodana Crown kan ah raacaan oo 11 Street ka baxo fiidkii. Waa mahadsantahay saa u faah faahisay warbixinta. Bambaasa inaa tago ma jecli oo kuleelkeeda necbahay aan mar walba maqlo laakiin inaa iska soo arkana waa iska rabi lahaa haddaa fursad u helaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted April 10, 2012 Gheele wa sidaa! Nuune..horta ma tegin mombasa (MMA say it like its supposed to be yah..dhiiga hanagu kicin yac)! laakin when i was travelling from Nai-Mandera via Garissa & others..its was wonderful by bus. MMA- ii sug mandhow..nuune dayuuradiisa hanagu qaade. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 10, 2012 Nuunka intuu Bambaasa (ar Soomaalidii hore mataloyaa ma joojin kari ku dhawaaqistaan waa sida hore loogu dhawaaqi jiree) noo jilaayo filankeeda ayee kaasmooyinkaan Islii joogo dhaafooyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites