raula Posted April 10, 2012 ar maxey dhoocil xun meel ka boode. Talow Nuune ma kuwaano kale buu isha kula dhace asagoo Nyali iyo pirate beach wifeeynaayo. Nunka..ar ka carar baan ku dhihi lahaa..habraha iyo duqooshinka sixirka iyo unsiga isku qasaayo garab qabso baan ku oran la haa ani. hadii kale wale si fiican aad uu walaan noh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 10, 2012 Raula, dookha ha iga dilin, dhoocilahaan hanjafka ibriiqa wada leh aageyga maba soo mareen hadey xataa kalxamaha iska soo wada siibaan sidii goodir gaadmo ku haayo garanuug dibirtey, MMA, naga daa waxaas, hada waxaa i dhihi rabtaa in aa ka heshey that video waxa ku jiro, even tan yara xijaaban waa heyhaata heyhaata limaa tuucaduun, I know you like the color blue in women, si fiican u fiiri mar kale ayada bas, raali ahoow camal hadee ku jiraan dad aa taqaano aniga saan wax u arko aan u fasiraa, ha ila yaabin qalanjooyin jiman ah ayaa agteyda saas u dhooban oon insiga waxbaba u arkin korkooda kaliya hadaa saas u taabato ayaa saddex bilood oo isku xigto oogadaada jiriirico aan ka dhamaaneyn iyo julbeyn, waa xaqiiqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 11, 2012 Dad aan aqaano iyo dad u dhow kuma jiro laakiin dadkaas dabeecadee meesha kusoo bandhigeen waa dabeecad aan Islii kusoo bartay. Badankoodana ruwaayad walba saas u taaganyihiin, oo kaamirada inay isku aadiyaan jecelyihiin meesha ayeena soo koraan. Waa dad kooban. Tusaale ahaan gabadhaas kaas Khaalid la dhaho la ciyaareyso oo diraca jaalaha wadato cajalkaan ka muuqato (in 0:30 seconds markee tahay), ruwaayad kale bishaan la sameeyey ayee ku jirtaa oo Islii ah. Waa tan: 1:12 soo muuqanee. See tan kale meesha lasoo istaagtay indhaha ugu gubeyso ma aragtaa. Yacni maxaa meesha iigula soo istaagee waaye. Suuro dumar, whoa! Laakiin runtii qaarkood wey dhalaalayaan, maashallaah waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted April 11, 2012 Lovely pictures and great commentary, Nuune. Glad inaan lagu sixrin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted April 11, 2012 MMA torchka iska dig bisinka..lol nuune - at least wax meel lagu qarxiyee majiriin inta sawiradaan aad soo digtee - unlike some. Istanbul looks good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted March 30, 2013 Nuune.. seeing it with different eyes, not so depressed I think I'll give the bus ride a miss, waxay ku fiican tahay dadka daydayga malahan certainly not a family with young ones, though it sounds fun..I love traveling with Somalis waa xaraabo and some people can also be really nice and helpful.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 31, 2013 ^^ lool deyday,30 bas ka badan waxa wada saaraan deyday ma ahan dee, heedhe families wey ka buuxeen basaka ee tijaabi jidka dheer, ha cabsan, waa iska caadi, at least bal yara arag xoogoow qaxar lagu darey fun, I wouldn't advise you diyaarada though, even though Kenya Airways flies there all day long. with baska, dee Soomaalida haddalkooda qeelada sheekooyinka is daba dhacaya from Somalis going into space to building jasiirad Soomaali ah oo ka go'an itoobiya and kenya, these werethe usual conversations, anything, one lady one time suggested as well a business idea, her idea was making the Khat in liquid form, bottling it, and sending it to qurbaha, allmen agreed with her niche idea, innaba caadi ma ahan, waad un qurqurin, name for the khat liquid was then the discussion, some called it khat maraaci, islaan duqaa soo boodey oo tiri miyaan la idin barin COPYRIGHT wax la dhaho ordoo la yimaada magac kale, dadkii dhannaa baa wada qosley, the khat liquid idea was in her mind for the past 5 years, and the name khat maraaci belongs to her, she told us hahaha adoo daal iyo rafaad aan dareemeyn ayaad salaada subax imaan Mombasa, compare to that a depressed one hour flight Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 31, 2013 ^ I see no difference between those chicks with a bikini and a bottle, and the Somali guys who sleep with women outside of marriage. Both groups are immoral in equal measure. Quote Share this post Link to post Share on other sites