Showqi Posted April 6, 2012 wyre;815608 wrote: War geela somaali idil buu ka dhexeeyaa dee lama kala laha sxb Wyre, geelu ha inoo dambeeye ee waxa la'isku heystaa reerku waa qoloma? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 6, 2012 Hadaba safka soo gal,,,,:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 6, 2012 Alle U raxmaygi awowgey ahaa wuxuu ka tegay 100 halaad wax kor u dhaafayo haddana nirig meel kuma sheegno Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 6, 2012 Showqi;815614 wrote: Hadaba safka soo gal,,,, :D :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted April 6, 2012 Safka soo gal aa? Waar timirtii horeba dab loo waa. Wyr-ow iska rawax inaadeer, meesha dagaal aya ka dhici doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2012 Showqi;815509 wrote: PS. MMA asaga Geel maxaas ka kasaa Qooleey lee u sheeg,,, Adiga iyo Blessed qofkaa igu qaldoysiin ma'ogi laakiin anaga lafteena qabiilkeeda magaca 'gaal' ayaaba ku jirto. Not only gaal but xataa inay geelka jecelyihiin. Markaas maa geelahaan am gaalahaan la igula doodaa yaa leh. Therefore reerkaas guuraaga sawiran anagee naga dhasheen. Daliisha waa tan aan hadda kor ku xusay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted April 7, 2012 Geelu isamalahee isumana wada ekee, Geelaas sidaa uwaawayn oo uquruxda badan waa geeleenii, xagaa iyo dhulkeeni qandala iyo caluula inta kadhaxsaya waa geela daaqa oo badana kudabaasha, waa geel xeebeed aya layirahdaa kabilic qorxoon geel oo dhan. Bal eega waakan iska dabaalanaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 7, 2012 Qandalawi, waa mucjisoo. geel kaluun cuniya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 7, 2012 Wyre, waxba Blessed bootadeeda ha maqlin. Geella dhankaaga ka soo celi, inagaa isku reer ahee. MMA qofkaan kugu qaldeyno ammuu Tuujiska yahay........... Asagaa geella ka cabsadee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted April 7, 2012 *Blessed;815617 wrote: Safka soo gal aa? Waar timirtii horeba dab loo waa. Wyr-ow iska rawax inaadeer, meesha dagaal aya ka dhici doona. ok aniga ciddii guuleysato baan ka mid ahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted April 10, 2012 maxaa naga gale..MMA adi fara dheeridaa mandhow..teenanba uu yaabanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 10, 2012 ^^ Raula, usheeg MMA, meel uu geela sidii ciida bacaadka ka yahey inaa soo tusno waaye oo la kala garan waayo carra-maanyada tiradeeda iyo geela tiradiisa isku mid noqdaan, Quote Share this post Link to post Share on other sites