Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2012 Waa runteed. 'Garee' Afsoomaali kuma jiro, wuxuuna ereygaan Afsoomaaliga iyo Ingiriiska midkoodna ahayn soo baxay sagaashameydii. Waxaana caan kasii dhigay ciyaalka Afsoomaaliga ku adkaa. Marka dagaalada kahor Afsoomaaliga kuma jirin ereygaan, ilaa haddana kuma jiro oo dalka looguma hadlo ka ahayn qurbaha ereyada Ingiriiska la raacsiyaa suu u fududeeyo dhawaaqooda, ee Afsoomaaliga shuqul kuma laha. About 'wale,' Afsoomaali kuma jiro. Wade ku qaldeysaa. Gaariwade waaye, not 'gaariwale.' Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted April 6, 2012 garee & wale both exist in north as far as I can remember..you wrong my friend ,they both been in use for a long time.Both r indian words. wade is somali..gadhiwade is driver.Wale is indian..gadhiwale is the owner. qaadwale(wale indian here).qaadle(somali).can you say qaadwade! dukaanwale(same indian).dukaanle(somali).can you say dukaanwade! Quote Share this post Link to post Share on other sites