Sign in to follow this  
burahadeer

Indian somali words.

Recommended Posts

Waa runteed. 'Garee' Afsoomaali kuma jiro, wuxuuna ereygaan Afsoomaaliga iyo Ingiriiska midkoodna ahayn soo baxay sagaashameydii. Waxaana caan kasii dhigay ciyaalka Afsoomaaliga ku adkaa. Marka dagaalada kahor Afsoomaaliga kuma jirin ereygaan, ilaa haddana kuma jiro oo dalka looguma hadlo ka ahayn qurbaha ereyada Ingiriiska la raacsiyaa suu u fududeeyo dhawaaqooda, ee Afsoomaaliga shuqul kuma laha.

 

About 'wale,' Afsoomaali kuma jiro. Wade ku qaldeysaa. Gaariwade waaye, not 'gaariwale.'

Share this post


Link to post
Share on other sites

garee & wale both exist in north as far as I can remember..you wrong my friend ,they both been in use for a long time.Both r indian words.

wade is somali..gadhiwade is driver.Wale is indian..gadhiwale is the owner.

 

qaadwale(wale indian here).qaadle(somali).can you say qaadwade!

dukaanwale(same indian).dukaanle(somali).can you say dukaanwade!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this