Mario B Posted April 4, 2012 ^^ Johnny B, you have may have a point in your second part of your comment, the OP could be a shaabist who wants us to turn into each other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2012 But than again august is near winner takes all in Somalia politics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 4, 2012 Xaaji Xunjuf;814640 wrote: :D:D Sh dalxiis wants to assassinate Cabdi cawar this is just getting crazier and crazier Yeah, and agent Godane and Afghani whom you support want both of them dead for the benefit of the "Phantom Republic" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 4, 2012 Today's assassination attempt was inside job orchestrated by president sharif to eliminate the pm :D:D hal mid ogaada PM Cabdiwali waa Raysulwasaaraha Soomaaliya ma ahan Raysalwasaare Puntland. qofki 1991 ugu danbeysay Xamar oo walina caqliyaddaas wato, ha ogaado waa hore ayaa laga tagay cuqdadaas. Madaxweynaha inaad ku tuhunto in uu Raysalwasaarihiisa khaarijinayo sida bahalnimada ah ee maanta dhacday, waxay i tusineysaa sida dadka qaar ay u taxaltageen, mar haddii nacaybka qabyaaladeed indha saabay, waxna ma dhaamaan Shabaabka maanta qaraxa sameeyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2012 Mario i don't support any one Mario i only support the Somali people in the horn of Africa iyo jiritaankooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2012 Shinbir Majabe;814644 wrote: :D:D hal mid ogaada PM Cabdiwali waa Raysulwasaaraha Soomaaliya ma ahan Raysalwasaare Puntland. qofki 1991 ugu danbeysay Xamar oo walina caqliyaddaas wato, ha ogaado waa hore ayaa laga tagay cuqdadaas. Madaxweynaha inaad ku tuhunto in uu Raysalwasaarihiisa khaarijinayo sida bahalnimada ah ee maanta dhacday, waxay i tusineysaa sida dadka qaar ay u f********, mar haddii nacaybka qabyaaladeed ku f********, waxna ma dhaamaan Shabaabka maanta qaraxa sameeyay. Shinbir Siyaasada wa inad wax ka fahantiid koley dhaliyaro baad tihin eh Cabdi weli wuxu ku yimi Beel Somaliyeed hadaynu eegno 4.5 marka beeshaas ayuu matala oo u fadhiya waliba marka beesha la kala sii qaado Beesha ka soo jeeda Mamuulka Budhlayn.Marka dee inagu waxaynu ugu yeedhayna Raisal wasaaraha Somalia eeh dawlada kumeel gaadhka laakin dee maskaxiyaan qofku wuxu matala Somalia laakin Somaliyan dee wuxu matala Budhlayn iyo tolki oo degen garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 4, 2012 So the President was going but he decided not to attend at the last minute? Actually, Madaxweynaha wuxuu maanta xafiiska ku qaabilaayay ganacsato u dhashay walaalaha Turkiga kuwaasi oo uu kala hadlay mashaariic isugu jirta dib u dhis iyo horumarin oo Dalka laga hirgelinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 4, 2012 Xaaji Xunjuf;814646 wrote: Mario i don't support any one Mario i only support the Somali people in the horn of Africa iyo jiritaankooda. Then stop name calling your leaders. You soud like a hypocrite!! P.s Amir Godane my ***. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 4, 2012 Xaaji Xunjuf;814648 wrote: Shinbir Siyaasada wa inad wax ka fahantiid koley dhaliyaro baad tihin eh Cabdi weli wuxu ku yimi Beel Somaliyeed hadaynu eegno 4.5 marka beeshaas ayuu matala oo u fadhiya waliba marka beesha la kala sii qaado Beesha ka soo jeeda Mamuulka Budhlayn.Marka dee inagu waxaynu ugu yeedhayna Raisal wasaaraha Somalia eeh dawlada kumeel gaadhka laakin dee maskaxiyaan qofku wuxu matala Somalia laakin Somaliyan dee wuxu matala Budhlayn iyo tolki oo degen garowe. Xaaji, waan la socdaa inuu 4.5 ku yimid. balse micnaheeda ma ahan inuu u shaqeeyo beeshiisa, wuxuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, taa ayaa dad badan ka maqantahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2012 Mario B;814650 wrote: Then stop name calling your leaders. You soud like a hypocrite!! P.s Amir Godane my ***. Amiir godane President sharif President faroole President caalin President Tiicay Professor Cadow Professor Samatar They are just tittles nothing biggie Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2012 Shinbir Majabe;814651 wrote: Xaaji, waan la socdaa inuu 4.5 ku yimid. balse micnaheeda ma ahan inuu u shaqeeyo beeshiisa, wuxuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, taa ayaa dad badan ka maqantahay. Sax Shinbir Siyaasiga wuxu matala dadka Somalia iyo dalka Somalia laakin dee Somalida ayaa raba mar ba inay duwan sheekada oo ay ka dhigaan Siyaasi reer wana dhibaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 4, 2012 XX, Amir Godane is your man in the south, come to think you are worse than Maadeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted April 4, 2012 Xaaji Xunjuf;814653 wrote: Sax Shinbir Siyaasiga wuxu matala dadka Somalia iyo dalka Somalia laakin dee Somalida ayaa raba mar ba inay duwan sheekada oo ay ka dhigaan Siyaasi reer wana dhibaato. Farole ayaa matalo beeshaas dagan Puntland, laakiin haddii mansab Soomaali oo dhan leedahay loo dhiibo waa inuu u shaqeeyaa Soomaalida oo dhan, beeshiisana waa ku ceeb iney dhahdo anagoo noo shaqeeyaa. Caqliyaddaas waa in laga koraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 4, 2012 Uztaad is spewing nonsense here Alshabaab claimed so why speculate? Intii dhimatay allaha u naxariisto. Abdiweli as General Duke rightly pointed out will die when his time comes. He is doing great job on consistent fashion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted April 4, 2012 There is no doubt that the TFG security has been infiltrated and even themselves are realising these. But to suggest Sh Shariif had a hand in this is absurd and irresponsible. No need to create paranoia at this time when the enemy is getting weaker and weaker and Somali people are expecting the return of their nationhood. Quote Share this post Link to post Share on other sites