Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland top general Shaqale visits the front lines +VIDEO

Recommended Posts

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Kormeer ku tagay fadhiisimadda Ciidamadda ee Jiida Gambadha

ISmaaciil-Shaqale.jpg

April 4th, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidamada Qaranka ayaa Kormeer hawleed ku tagay Fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Jiidaha hore ee Gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle.

 

Taliyaha Ciidamada Qaranku waxa uu Saaka aroornimadii ku Waaberiistay Fadhiisinka hore ee Ciidamada Qaranka ee deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool waxaanu Salaan Sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

 

General Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo hadal kooban u jeediyay Ciidamada qaranka ee fadhiisinka hore ee Deegaanka Ganbadha ayaa ku amaanay siday u difaaceen dalkooda iyo dadkooda horaantii todobaadkan kadib markii ay Kooxo nabadiid ahi Weerar ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka ee ku sugan Jiidaha Gobolka Sool iyo Buuhoodle Axaddii isla markaana ay Guul balaadhan ka soo hooyeen Waxaanu sheegay inuu salaan uga sido Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo ku amaanay Ciidamada Waajibaadka Qaran ee ay u dabran yihiin Gudashadiisa.

Taliyuhu wuxuu ku Guubaabiyay dhamaanba Ciidan Weynaha Qaranka meel kasta oo ay ku sugan yihiin inay feejignaan buuxda u yeeshaan wax kastoo wiiqaya Qaranimada halganka Qadhaadh loo soo maray.

 

Warku Waxa uu intaas ku darayaa in Taliyuhu uu Shalay iyo Xalay kormeer kan la mid ah ku soo maray aagaga deegaanka Buuhoodle ee fadhiisimada u ah Ciidamada Qaranka .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Army Commended for Diligence

 

Wednesday, 04 April 2012 18:46

 

• Captured militias under detention at Burao Prison pending arraignment in court on treason charges

Army commander General ShakaleBy: Yusuf M Hasan

 

GAMBADA (Somalilandsun) - The national army has been complimented on its diligence to duty and urged to strengthen vigilance against enemies of the state.

The Army commander Gen. Ismail Mohamed Shaqale who is on an inspection tour of army units in Buhodle and Sool region said recent operations by units in the area epitomize diligence of the utmost level.

Gen. Shaqale who also conveyed compliments from the President H.E Ahmed Mahmoud Silanyo told the soldiers that Somalilanders were basking in pride as a result of recent successes against militias aligned to the Khatuumo secessionist.

While addressing units based at the outskirts of Gambada town the army chief said that his tour was related to ascertaining needs of the soldiers as well as raise their morale by a show of solidarity.

Gen. Shaqale told the soldiers to sustain vigilance thus protect the country and innocent civilians from attacks by the marauding militias whose only mission is to create disharmony as directed by their bosses who are known to be crooked and washed-out politicians on the employee of anti-Somaliland elements within the region.

 

"You not only managed to repulse a two pronged attack by the militias, but capture senior officers and equipment due to your diligence" Gen Shaqale said

The army boss who is accompanied by several senior officers has already inspected the Buhodle barracks where he revealed that Defense headquarters will replenish the units with necessary ordnance and related materials immediately upon his team's return to Hargeisa.

Earlier this week the units managed to repulse militias who simultaneously attacked Buhodle and Las-anod army barracks. The units successes against the heavily Puntland armed and supported militias saw them capture a Khatuumo state minister and three colonels in addition to a number of technical vehicles. The army also managed to dislodge the militias from several areas they used to occupy.

According to the minister of Defense Hon Adami during the skirmishes the army which inflicted heavy casualties on the militias suffered 4 dead and 12 injured. The injured officers are currently receiving medical attention at Hargeisa and Burao hospitals while the militias are reported to have taken their injured to Garowe, the Puntland capital.

 

On the other hand those captured during the skirmishes are in detention at Burao prison where they will stay until a court martial finalizes arrangements for their prosecution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this