Sign in to follow this  
Somalia

Funeral of Abdullahi Issa Mohamud

Recommended Posts

Waagee Soomaali sharaf lahayd, si sharfana isku duugeysay. Yaa nool yaa dhintay ka muuqdo cajalka. Cowke sidiisa u egyahay wali asagana.

 

Waxaa xasuustaa Qabuuraha Qaranka oo Tarbuunka ku yaalay waagaa yareen agmari jirnay on our way playing banooni in Tarbuunka dhanka Digfeer. Mar marna qabuurahaas iska gali jirnay for no reason. C/rashiid Cali Sharmaarke iyo marxuumooyin kale sharaf lahaa ku duugnaa, Eebbe ha u wada raxmadee. Anagoo yar yar ayaa sharfi jirnay oo markaa galno xabaalahaas kuma ciyaari jirin, kuma or ordi jirin, si degana waa ugu soo bixi jirnay. Remembering now, I think it was subconscious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Howlwadaag Hoose/dhexe. Baashi ayaa isku dhawayn iskoolada. Asaga Xasan Qariidi ayuu dhigan jiray which was next to our school, wall to wall. Laakiin loodkii naga sareeye ayuu ahaa oo isku lood ma ahayn.

 

Here is a the full funeral. It starts at 15:05

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this