Sign in to follow this  
Dr_Osman

Abdullahi Yusuf Book Opens In India. Asian Officials Pay Their Respects To The Late President. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Buuggi Tacsida Marxuum Yuusuf oo Safaarada New Delhi ay Furtay+Sawiro

 

April 1, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster

 

 

Maalintii Jimcaha aheyd ee March 30, 2012, Safaaradda Somalida ee New Delhi, India ayaa soo gunaanadey boroordiiqdii loo sameeynayey Mudaxweynihii hore ee Somaliya, Mudane Marxuum Abdullahi Yusuf Ahmed. Baroordiiqdaas oo ay ka soo qayb galeen Safiiro badan oo fadhigoodu yahay New Delhi, saxiixayna buuggii tacsida iyagoo ka masuul ah Madaxweyneyaashooda, Dadkooda iyo Dalalkooda.

 

Masuuliyiinta halkaa timid, iyo kuwii u soo direy qoraalka tacsida ah ee u badnaa masuuliyiin ka socota dawladda India iyo shacabkeedaba, waxay dhammaantood tacsi tiiraanyo leh u soo direen Ummadda Somaliyeed meel ay joogaanba iyo gaar ahaan qoyska reer Abdullahi Yusuf Ahmed. Waxayna ugu duceeyeen marxuumka in rabi Janaddii ka waraabiyo, danbigiisana dhaafo. Aamin.

 

Ka safaarad ahaan, waxaanu leenahay mahadi ha idinka soo gaarto sidii qadarinta lahayd ee aad u soo ajiibteen baroordiiqda oo maanta ku ekeyd. Marxuum Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed allaha u naxariisto oo u nasteexeeyo, qabrigiisana nuur allaha saaro, janadiina hoy uga dhigo. Dhammaanteena samir iyo iimaan rabi naga siiyo. Ammiin.

 

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

 

Mowlaanaa Ibabshir ibabshir@hotmail.com

Daalacatey :949

 

ebyan-ladane.jpg

hin.jpg

 

Malaysian Deputy High Commissioner

Maleysia-Deputy-High-Commissiner.jpg

 

Algerian Ambassador

Safiirka-Algeria-ee-Dalka-Hindiya.jpg

 

Bangladesh Ambassador

Safiirka-Bangaladesh-ee-dalka-Hindiya.jp

 

Bhutan Ambassador

Safiirka-Bhutan.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

No leader in somalia ever got this sort of national international burial. Abdullahi Yusuf is the biggest burial in Somali History.

 

I doubt I will see anyone top this in Somalia anytime soon, infact looking back at the past the closest that comes to it is abdullahi ciise burial and he even didn't get this sort of international coverage and foreign delegations and heads of state sending condolences.

 

Its obvious for anyone with a a little bit of intelligence that Abdullahi Yusuf was the most powerful leader in somalia and his burial is just evidence to it!!! A Somali Hero, A Soldier from cradle to the grave, a Man with a mountain of legacy or you might know him casually as YEY loved the nation and its people that he even died with debt when your leaders are living in mansions like abdiqasim salat $23 million dollar looting while he was president according to wikileak and geedi 1 million dollar pent house in nairobi. What sort of leader is this? don't expect they will be getting this sort of burial!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this