Aaliyyah Posted April 3, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Max’ed Max'ud Xaaji Ibraahim oo ah R/wasaare kuxigeenka ahaana Wasiirka beeraha ee xilka laga qaaday.. ayaa wareysi gaar ah oo uu idaacaddan VOA siiyay wuxuu ku diiday go'aankii xilka looga qaaday. Max'ed wuxuu sheegay inay sharci darro tahay in xilka laga qaado isla markaana aysan talaabadan waafaqsaneyn axdiga KMG. Max'ed wuxuu sheegay inuu u malaynayo in sababta xilka looga qaaday ay la xiriirto wareegtadii dhawaan ka soo baxday xafiiskiisa ee aqoonsiga looga noqday maamulka Khaatumo, wuxuuse intaasi ku daray in wareegtadaasi uu la ogaa Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Max’ed Cali. Hadalkan wasiirka ayaa waxaa ka horreeyey go'aan kasoo baxay in kabadan 50 xildhibaan oo ku shiray guriga guddoomiyaha baarlamaanka, kuwaasoo iyaguna qaadacay xilka qaadista lagu sameeyay wasiirkan. Wasiirka ayaa xilka looga qaaday kaddib markii lagu eedeeyay inuu shaqadiisa gudan waayay. Halkan Ka Dhegayso http://lasanod.com/details.php?num=7199 Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted April 3, 2012 Abdi wali is snake Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 3, 2012 This loser should retire to his farmland, if he aint got one he should think of owning one. :cool: P.s While his at it he could consider raising some chickens too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiimaaya Posted April 3, 2012 Who abdi wali ? i agree Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 3, 2012 I mean wasiirkii xilka laga qaaday, and yeah, Abdiweli is the manchurian candidate with Faroole as the evil mother . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 3, 2012 somalis say "war jira cakaaru imaan". So the truth will come out eventually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2012 Cabdi cawar cant be trusted i know that for sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 3, 2012 maxaa laga rabaa madaxda dalka... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2012 xiimaaya;813625 wrote: Abdi wali is snake Cabdi cawar is a faroole agent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 3, 2012 aaliyah weli reer puntland bay dabajoogte. nacayb ku jira gabadha weyna. cabdiweli qabil bay u nacday. been abuur hada maraysa iyo nin cabdiweli saxiixay ceryintisi oo xanagsan in abdiweli lagu edeyo hadal micno lahayn u shegay. lol. ilahay haku cafiyo. laascanod should the focus. reerkan isku wareerisay iska daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 3, 2012 War qabadha xagaad kala qaaday.. She only said war jiraa cakaaruu iman.. I am not sure if that means she hates p/l.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 3, 2012 aliyah posted this to attack the pm in the eyes of ssc people. waa isku *** oo dadka lasku diro oo xamasad la aburo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 3, 2012 ^^ Why are u defending the PM cant aaliyaah criticize the Pm is he a clan Prime minister? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 3, 2012 Mooge, what is the prime ministers position on Khatumo? I have not heard him comment on it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 3, 2012 These SSC people are obsessed with the PM, he hasn't done anything to them, in fact he has ignored the whole thing which is the wisest thing to do, if they want to accuse him of ignoring the region then he's in league with the rest. Sheikh Shariif was given a loaded question when he was asked if he supports Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites