Sign in to follow this  
Che -Guevara

The Losing Formula: Hate as a Political Strategy

Recommended Posts

Abtigiis   

The wise men are back. War Ciise ma soo noqotay? Maxaad meesha noogu cidlaysay go'e? Ma waxaa kula quman in handicap'ka Rudy ah iyo dilaalka Maaddeey ah inaad isku kaayo daawato oo aadan naga qaban? :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Abtigiis war ragga u kala aayar sxb. Idin kuma aan cidlayne anigaa qurbaha aad cidlaysid is lahaa. Socod iyo safar tiigsi ah ayaan ka bixi waayay. Hadda muda bil ahba muskiina ayaan madaxa kula jiray oo waxaa is lahaa Abtigiis oo computer hor fadhiya aad kadis ka dul dhacdid!

 

Hor sxb waxaan ku waydiiyay Minnesota bilcaan badana?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Abtigiis;813689 wrote:
Ngonge reerahooda intaa in la eg ha u sheego bal oo dadka ha la isku soo dhaweeyo. Mise Ngonge waa born-again oo taariikhdiisu waxay ka bilaabatay tii SNM, ee Buurahaadeer ama Mintid Farayar baa ku dhaama.
:D

Was this a preemptive strike, Mukhtaaro? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigis NGOGNE is from Burco wax ka yaal ba iska yar Somali galbeed NGONGE burco iyo Buhoodle bu miideynaya shaqadisa wa intaas.

You need to take this to Oodweyne wait a minute he will just call you a lowly Kikuyu political butler :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   


xiinfaniin;813811 wrote:
Abtigiis, you wrote with a good spirit.

 

ps. Paragon in Minnesota? And Abtigiis in 24 Mall?

 

walllee najjaasaa fay leh

Lol@24 mall. War Xiinoow meeshu waaba OG galore ma istiri? 'Awoowgaa la jannayda dhegaha finiin ku soo gaaraysa ayaaba kaa farxinaysa. :D

 

Haddeer Ohio ayaan luga baxsi ku yara gaariyaa insha-allaah, Axaddaan soo laaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The person who wrote this lives in a fantasy world, as if there hasn't been clan warfare.

 

The people who are to blame are the somalidiids which have made it a policy to acquire land through "peaceful" means whether it be Sanaag, Sool and now Somali Galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this