Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Port Is Now Equipped With CCTV Surveillance

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dekada Magalada Bosaaso oo horumar ballaaran laga sameeyay

 

Madaxda Wasaarada Dekadaha iyo gadiidka bada Puntland ayaa shaaca ka qaaday Dekada magalada Bosaaso in lagu soo kordhiyay qalab casri ah oo dhanka amaanka iyo arimaha kale ee ka socda dekada ka qayb qaadanaya.

 

Wasiirka Dedakaha iyo gadiidka bada Dowlada Puntland Eng.Siciid Maxamad Raage oo saxaafada ugu waramayay magalada Bosaaso ayaa sheegay howlaha baaxada leh ee ka socda dekada magalada Bosaaso inuu yahay mid lagu doonayo sidii kor loogu qaadi lahaa bilicsamadi dekada iyo waliba balaarinta,wuxuna intaasi ku daray qalabka casriga ah ee la keenay dekada inuu yahay mid wax badan ka tari doona howlaha ka socda xarunta dhaqalaha Puntland.

 

Qalabka Casriga ah ee la keenay dekada magalada bosaaso ayaa waxa uu yahay mid si toos ah ula soconaya amaanka iyo dhaq dhaqaaqa gudaha dekada waxaana qalabkaasi la yiraahdaa CCTV , sida uu sheegay wasiirka dekadaha ee Puntland.

 

Dhinaca kale Wasiirka Bada Puntland waxa uu sheegay mashruucaani ka qayb qaadanaya horumarka dekada bosaso inuu yahay mid kasoo baxay Dowlada Jaban basle Puntland ay soo gaarsiisay Hay'ada WFP.

 

Ugu danbayntii Wasiirka bada Waxa uu sheegay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan magalada Bosaaso in looga baahan yahay ka qayb qaadashada bilic kusoo celinta dekada ugu wayn Puntland ee Bosaaso .

 

Cali Cabdicasiis Ducale

 

Dunidaonline-Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Good job ports minister, good to see bosaso is taking some of garowe initiatives to equip its roads with CCTV which has definitely helped the city manage its security alot more efficiently and effectively

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this