Sign in to follow this  
Somalia

Agriculture in Mudug (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

http://horseedmedia.net/2012/04/01/beera-layda-gobolka-mudug-oo-u-diyaar-garoobaya-xili-roobaadka-guga-sawiiro/

 

Beeralayda ku dhaqan gobolka Mudug ayaa bilaabay tacbashada beerahooda iyadoo ay soo dhawdahay xili roobaadkii gu’ga.

 

Duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo waxaa ku yaala dhul beereed aad u baaxad weyn isla markaana soo saara qaar ka mid ah qudaarta laga isticmaalo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Xaawo Xasan Dheel ( Xaawo Cad) oo kamid ah beeralayda gobolka Mudug ayaa uga warbixisay warbaaihinta Horseed Media dadaalada ay haatan ugu jiraan sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen xili roobaadka gu’ga oo ku beegan bartanka bishan April ee aynu ku guda jirno

 

Xaawo Cad ayaa dhanka kale ka warbixisay wax soo saarka beerteeda iyadoo sheegtay in sanadkii tagay ay soo go’een dhamaan dalagii kala duwanaa ee beerta isla markaana ay u iibgaysan suuqyada gobolka Mudug.

 

19BnP.jpg

9vnMG.jpg

XfAhC.jpg

AZRGz.jpg

Jkzyx.jpg

fKd5k.jpg

6U8go.jpg

VEwdm.jpg

VMyCw.jpg

q2qOD.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;813085 wrote:
Oo haddii Mudugba sidan barwaaqo u tahay meel dalka busaaradi taaloba ma jiree.

:D....Nabad Ilaah ha keeno Soomaaliya meel walba waa barwaaqee. above 4000 feet baa dad beertaa annaguna dhulkaa aragtay baan wax ka soo saar la'nahay.

Meelaha cusbadu ku badan tahay xoogaa abuurku waa ku yaraan...balse qaabab kale ayaa looga faa'iideysan.Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Amazing farm work. Thanks Somalia.

 

P.S. There is another big farm place called 'Fardocunayasha' in Mudug. Do you anything about it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this