Somalia Posted April 1, 2012 http://horseedmedia.net/2012/04/01/beera-layda-gobolka-mudug-oo-u-diyaar-garoobaya-xili-roobaadka-guga-sawiiro/ Beeralayda ku dhaqan gobolka Mudug ayaa bilaabay tacbashada beerahooda iyadoo ay soo dhawdahay xili roobaadkii gu’ga. Duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo waxaa ku yaala dhul beereed aad u baaxad weyn isla markaana soo saara qaar ka mid ah qudaarta laga isticmaalo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xaawo Xasan Dheel ( Xaawo Cad) oo kamid ah beeralayda gobolka Mudug ayaa uga warbixisay warbaaihinta Horseed Media dadaalada ay haatan ugu jiraan sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen xili roobaadka gu’ga oo ku beegan bartanka bishan April ee aynu ku guda jirno Xaawo Cad ayaa dhanka kale ka warbixisay wax soo saarka beerteeda iyadoo sheegtay in sanadkii tagay ay soo go’een dhamaan dalagii kala duwanaa ee beerta isla markaana ay u iibgaysan suuqyada gobolka Mudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 1, 2012 WAY TO GO REER MUDUG. :cool::cool::cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2012 its not mudug Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 1, 2012 Oo haddii Mudugba sidan barwaaqo u tahay meel dalka busaaradi taaloba ma jiree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 1, 2012 ^lol. War raggu Mudug muxuu u qarinayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 1, 2012 Xaaji Xunjuf;813084 wrote: its not mudug Where do you feel it is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 1, 2012 Where do you feel it is? maybe its Gabiley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2012 Beautiful pics.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 1, 2012 Taleexi;813085 wrote: Oo haddii Mudugba sidan barwaaqo u tahay meel dalka busaaradi taaloba ma jiree. ....Nabad Ilaah ha keeno Soomaaliya meel walba waa barwaaqee. above 4000 feet baa dad beertaa annaguna dhulkaa aragtay baan wax ka soo saar la'nahay. Meelaha cusbadu ku badan tahay xoogaa abuurku waa ku yaraan...balse qaabab kale ayaa looga faa'iideysan.Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted April 1, 2012 I heard Mudug have 4 rivers...Laba wabi oo dhulka hoostiisa ah iyo laba wabi oo cirka ah.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 1, 2012 Amazing farm work. Thanks Somalia. P.S. There is another big farm place called 'Fardocunayasha' in Mudug. Do you anything about it? Quote Share this post Link to post Share on other sites