kingofkings Posted April 1, 2012 Oslo(Pi) Waxaa galabta Hotel SAS ee Magaalada Oslo lagu qabtay barnaamij looga hadlayey Dastuurka Soomaaliya, Barnaamijka oo qayb ka ah baahinta iyo isfahansiinta Dastuurka Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Hay’ada National Democratic Institute o uu ka socday Maxamed abdirizak abubakar, Hay’adaan ayaa fadhigeedu yahay Magaalada Nairobi iyo Prof. Maxamed Osman Jawaari oo ka socda Hay’ada Sharci Dajinta ee Dowlada KMG Barnaamijkaan ayaa ah mid loogu tala galay in lagu wacyi galiyo Qurba joogta Soomaaliyeed si looga turxaan bixiyo Dastuurka cusub, iyadoo looga jawaabayo dadweynaha su’aalaha ay ka qabaan Dastuurka. Waxaa horay loogu soo qabtay Barnaamijkaan Wadanka Ingiriiska. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted April 1, 2012 Breaking news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted April 1, 2012 MoonLight1;812836 wrote: Breaking news? lost sheep:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites