Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Driver License Ceremony Begins

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland oo laga hirgelinayo ruqsada wadida gaadiidka

31 Mar 31, 2012 - 7:01:40 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Xarunta wasaarada gadiidka iyo hawlaha guud ee Puntland ayaa maanta 31,March 2012 lagu qabtey xaflad daahfurka qaadashada rugsadaha wadida gaadiidka oo ay iska kaashanayaan wasaaradaha gaadiidka ,maaliyada Puntland ,taraafikada ,iyo ciidamada booliska ,waxana ka soo qaybgalay wasaaradaha iyo hayadaha ay khudeyso iyo weliba shaqaalaha loo tababarey hawshan Puntland laga bilaabayo muddo dhan 21 sanno kadib burburkii Somalia.

 

Eng.Daahir Xaji Khalif W/gadiidka &Hawlaha Guud

Wasiirka_gaadiidka.jpg

 

Wasaarada gadiidka iyo hawlaha guud Puntland ayaa mudooyinkii ugu danbeysey ku hawlaneyd sidii loo hirgelin lahaa barnaamijkan oo faa’idooyin badan u leh mujtamaca reer Puntland,,waxaana munaasibadan maanta lagu soo bandhigay heerarka ay soo martay hawshan,qaabka loo imtixaamayo darawlada,shuruudaha ku xiran qofka qaadanaya Lisinka.

 

Wasiirka hawlaha guud iyo gadiidka Eng.Daahir Xaaji Khaliif oo ka hadlayey xafladan ayaa sheegay in hawshani aysan ahyn wax fudud,wuxuuna xusay in loo baahan yahay dadka in la wacyi geliyo si ay u ogadaan faa'iadad laysinka,isagoona laamaha ay hawshani khusayso u jeediyey inay dadka baraan sharciyada darawalnimada.

 

Faarax Cali Shire W/Maaliyada Puntland

Wasiirka_maaliyada.jpg

 

Wasiirka wasaaradda maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo ka hadlayey munaasibadii daahfurka ayaa ka sheekeyey faa'idada mashruucan wuxuuna ka digay in si xun loo adeegsado habka bixinta Laysimada,sidoo kale wasiirku waxa uu amaanay qaabka ay u shaqayso hay'adda PIITEK oo uu sheegay nidaamka ay Taarikada u samayso inaysan Bariga Afrika xitaa laga isticmaalin.

 

Wasaaraha hawlaha guud iyo gadiidka,tan maaliydda iyo Taraafikada ayaa isla gartay in 15,April,wixii ka dambeeya uusan Puntland ka shaqayn doonin darawal aan haysan ruqsada baabuur kaxaynta.

 

Halkan ka dhagayso wasiirka hawlaha guud Eng Daahir Xaaji Khaliif

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_oo_laga_hirgelinayo_ruqsada_wadayaasha_gaadiidka.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

A huge new reform unseen in somalia since the last effective govt of somalia siyad barre. This huge new reform for roads begins in Puntland. I advice all the locals to go get their driver licenses, and I suggest all the diaspora and tourists to register their international driver licenses with the roads authority. I also suggest to drivers across the regions, don't bother driving with puntland unless you register also. The road system here has order

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Driving licence mandatory for vehicle operators in Puntland

Published On: Saturday, March, 31 2012 - 22:39:30 This post has been viewed 31 times

 

Individuals trying to operate vehicles on a public roadway in Puntland need to have a driving licence as from tomorrow following the launching of the document in Garowe today.

 

The decision was made in order to regulate the transport industry and curb road accidents in Puntland, according to public works and Transport minister, Dahir Hajji Khalif.

 

Speaking at a ceremony to officiate the use of the document in Puntland, Khalif said driving licence will be mandatory for all people trying to drive cars as from tomorrow.

 

He said the move is aimed to bring sanity back into the industry and further enhance road safety in Puntland.

 

He added that all applicants will have to undergo trainings and sit for a test before getting this vital document, saying that only those who pass the driving test will have the opportunity sit behind a steering wheel.

 

This is the first legal document to be introduced in Puntland since 1998 when it was declared autonomous.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The only state in somalia with a functioning and effective road network and systems!!! While your regions is chaotic road systems and bumpy all the way, our road systems are rehabilitated everyday with an effective road laws and people licensed and traffic signs all over the state with traffic systems next!!!

 

You gotta admit you falled behind somalis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this